Browsing: Caalamka
Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa qaaday tallaabo si weyn looga hadal hayo dalkaasim, ayna qoreen warbaahinta Turkiga.
Wasaaradda Caafimaadka Kenya ayaa bandow 24-ka saac ah kusoo rogtay xaafadda Soomaalidu u badan tahay ee Islii, magaalada Nairobi.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Ciraaq Barham Saalax ayaa wadahadal ku yeeshay Khadka Telefoonka.
Khabiir Shiinees ah oo ka mida Proffesoorada Jaamacad ku taalla dalka Mareykanka ayaa toogasho lagu dilay, isagoo gacanta ku hayey…
Dowladda Kenya ayaa ka dalbatay dowladda Soomaaliya inay jawaab ka siiso diyaaradii ka diiwaan gashaneyd dalka Kenya ee shalay ku…
Golaha Wakiilada shacabka ee Itoobiya (Baarlamaanka) ayaa maanta kulankiisii saddexaad oo gaara ku leh xarunta shirarka ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha…
Dowladda Norway ayaa ogolaatay inay sharci deganaansho siiso Soomaali gaareysa 1400 qof oo isugu jira dad waaweyn iyo caruur.
Amiirka Dalka Qatar Tamin Bin Hamad Al-thani ayaa amray in deeq caafimad loo diro dowladda Federaalka Soomaaliya.
Dalal Afrikaan ayaa ku biiraya liiska dalalka dalbanaya Daawo-dhireedka ay soo saaray dalka Madagascar ee la sheegay in lagu daweeyo…
Amiirka Dalka Qatar Tamim Bin Hamad Al-thani ayaa deeq Qalab caafimaad ah iyo Isbitaal nooca degdegta loo dhiso ah ugu…
Laacibk Kubadda Cagta caanka ku ah ee kasoo jeeda dalka, asalkiisuna yahay Turkiga Mesut Ozil oo u ciyaara kooxda Arsenal…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay Mishiinada Bukaanta ka saacida neefsashada ee lagu sameeyay dalkiisa iyo qlaab kale oo…
Ergeygii hore ee Q/Midoobay u qaabilsanaa Soomaaliya, ahaana Wasiirka Dastuurka iyo arrimaha sharciga dalka Tanzania Augustine Mahiga ayaa la shaacyiyey…
Dowladda Turkiga aya ku eedeysay Imaaraadka Carabta inuu taageerto ururrada Argagixisada eida Alshabaab oo ah ururk ka dagaalama Soomaaliya.
Waxaa rajo fiican laga qabaa in daawo hakisa loo helo Coronavirus, kadib markii tijaabo lagu sameeyay bukaano qaba cudurka ay…
Dowladda Qatar oo sii wada deeqda qalabka caafimaad ee ay siineyso dalalka caalamka si loogula tacaalayo cudurka Covid-19 ayaa shixnado…
Wasiirkii Maalgashiga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Jabuuti Ali Geulleh Aboubaker ayaa u geriyooday cudurka Coronavirus, kadib markii uu la xanuunsanaa cudurkan.
Soomaalidu ayaa noqotay dalka koowaad ugu dhimashada badan cudurka Covid-19 dalalka Bariga Afrika oo dhan iyp dalka 12-aad ee Afrika…
Madaxweynaha Turkiga Rajep Dayip Erdogan ayaa diyaarad gaara oo caafimaad u dirtay magaalada Malmo ee dalka Sweden oo halkaasi kasoo…
Dalalka Bariga Afrika ayay Soomaalidu noqdeen dadka ugu tirada badan ee sida cudurka iyo uu dhimashada badan.
