Browsing: Caalamka
Haweeneyda Soomaaliyeed ee ka mida Koongareeska Mareykanka Ilhaan Cumar ayaa dowladda Soomaaliya ku camaaabreysay ololaha iyo cagajugleynta ay ku heyso…
Dowladda Turkiga ayaa magaalada Muqdisho ka qaadatay dadka u dhashay dalkaasi, kadib amar kasoo baxay Madaxweynaha Turkiga oo dib loogu…
Madaxweynaha Mareykanka Doland Trump ayaa sheegay inuu khadka Telefoonka kula hadlay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, isla markaana dalkiisu u…
Iyadoo in muddo ah dood ka taagneyd in kuleylka Qoraxda uu dili karo ama yareyn karo awoodda Coronavirus ayaa daraasadii…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa goor dhoweyd shaacisay in Berri oo Jimce ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan 1441H.
Dunida Muslimka ayaa laba qeybood ugu kala baxday Ramadaanka sanadkan 1441H, iyadoo inta badan ay caawa go’aaminayaan inay Berri Soon…
Boqortoyada Sacuudiga soo rogtay qaab cusub oo sanadkan loo tukanayo Salaadda Taraawiixda, iyagoo gobollada dalkaas la fududeeyay Bandowgii adkaa ee…
Waxaa dhwoaan la ogaaday in qaar ka mida dadkii ka bogsooday cudurka Covid-19 uu ku keeni karo saameyn culus sida…
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida culimada waaweyn ee Soomaalida ayaa goor dhoweyd ka hadlay magaalada Nairobi ayaa sheegay…
Dalalka Carabta qaarkood ayaa caawa laga radinayaa dhalashada bisha Ramaadan ee sanadkan 1441 ee Hijriyadda.
Dadka uu haleelay cudurka COVID-19 ee uu keeno Coronavirus ayaa dunida oo dhan gaaray in ka badan 2,500,000 (Laba Milyan…
Waxaan kala caddeyn xaalada uu ku sugan yahay Madaxweynaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un, kadib markii sirdoonka Mareykanka laga soo…
Qiimaha Saliida uu Mareykanku soo saaro ee Gobolka Texas ayaa saacadihii ugu danbeeyay hoos u dhacday ilaa ay gaartay qiime…
Ganacsadaha u dhashay dalka Shiinaha ee caanka Jack Ma ayaa ku dhawaaqay in qeybtii saddexaad ee deeq Qalab caafimaad ah…
Booliska magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa xiray haween fara badan oo Soomaali, kuwaasoo xaflad aroos ku dhigtay xaafadda Islii,…
Dagaal dhinaca warbaahinta ah oo dhex maraya dalalka Sacuudiga iyo Turkiga ayaa gaaray halkii ugu sareysay markii Turkiga uu jawaab…
Hay’adda Culimada waaweyn ee dalka Sacuudiga oo ah Hay’adda uu sareysa ee Diiniga ah dalkaasi ayaa soo saartay farriin ay…
Itoobiya ayaa dhistay isbitaal weyn oo lagu daweyn doono dadka qaba cudurka Covid-19, iyadoo xaruntii Bandhigyada ee Addis ababa loo…
Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay inay si kulmeelgaar ah xayiraaddii uga qaaday xoolaha nool ee Soomaaliya si ay u xoojiso…
Faransiiska ayaa baaraya sida uu cudurka Coronavirus ku gaaray Markabka dagaalka diyaaradaha xambaara ee ugu weyn dalkaasi, laguna magcaaabo Charles…
