Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Ganacsadaha Shiines-ka ah ee Jack Ma oo Qeybtii 3-aad ee Deeq Qalab Caafimaad ah ugu deeqay Afrika (Akhriso)

    Ganacsadaha Shiines-ka ah ee Jack Ma oo Qeybtii 3-aad ee Deeq Qalab Caafimaad ah ugu deeqay Afrika (Akhriso)

    April 20, 2020Updated:April 20, 20201 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ganacsadaha u dhashay dalka Shiinaha ee caanka Jack Ma ayaa ku dhawaaqay in qeybtii saddexaad ee deeq Qalab caafimaad ah oo looga hortegayo cudurka Covid-19 siinayo dalalka Qaaradda Afrika.

    Qeybtan cusub oo si degdega ah loo gaarsiin doono Midowga Afrika ayaa ka kooban 4.6 Milyan oo gaafur-xir ah (Masks), 500, 000 qalabka baaritaanka lagu qaado, 300 Mishiinada oo neef-kaaliyeyaal ah (ventilators), 200,000 oo dharka Isku-joogga ee dhaqaatiirtu xirtaan ah, 2000 oo qalabka kulka lagu cabiro ah, 100 Scan oo kulka dadka lagu ogaado iyo 500,000 oo ah gacmo-gashi ah ayaa lagu wareejin doonaa Midowga Arika iyo hay’adda racsan Africa CDC.

    Qeybtii labaad ee Ganacsadahan maalqabeenka ah oo 54 dal ee Afrika hore loo gaarsiiyey ayaa waxaa ku jiray 500 Mishiinada oo neef-kaaliyeyaasha (ventilators) ah iyo Hal Milyan oo qalabka baaritaanka lagu smeeyo ah.

    Qoraal uu soo diray Ganacsadahan oo ah asaasaha shirkadda weyn ee Alibaba ayuu ku sheegay in si wadajir ah looga guuleysan doono cudurka Coronavirus.

    Alibaba China Corona Virus Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiyaha Degmo ka tirsan Gobolka Banadir oo xilkii laga qaaday, Xabsina loo taxaabay…
    Next Article Dowladdu waa inaysan weerarka Garoonka Aaden Cadde u arkin Hoobiye la soo tuuray uun (W/Q: Daahir M. Geelle)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo