Browsing: Caalamka
Weriye ka tirsan Telishanka Aljazeera ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladiisa caafimaad, kadib markii uu ku dhacay cudurka Coronavirus.
Q/Midoobay ayaa ka digtay in Afrika ay cudurka Coronavirus ugu dhiman doonaan dad gaaraya 300,000 ilaa 3,300,000 qof hadda aan…
Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday qofkii labaad ee Soomaali ah oo la xaqiijiyey inuu u dhintay cudurka…
Dalka Jabuuti ayaa noqday dalka ugu horeeya dalalka Bariga iyo Geeska Afrika ee ay ku sugan yihiin tirada ugu bada…
Dhaqaatiir Shiinees ah oo Itoobiya ka taageeraya dagaalka lagu jiro cudurka Coronavirus ayaa maanta gaaray magaalada Addis ababa ee dalka…
Maalqabeenka Mareykanka ee dunida ugu lacagta badan Bill Gates ayaa ku dhawaaqay inuu lacag deeq ah siinayo Hay’adda Caafimaadka Adduunka…
Dadka sida cudurka Coronavirus ayaa goor dhoweyd gaaray 2 Milyan oo qof, sida ay shaacisay Jaamacadda Johns Hopkins ee dalka…
Shiinaha ayaa si degdeg u bilaabay tijaabada laba tallaal oo loo sameeyay cudurka Coronavirus, iyado dalal badan ay dadaal ugu…
Madaxweynaha Mareykanka ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu joojiyey dhaqaalihii ay dowladda Mareykanka siin jiray Hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO.
Haweeney 107 sano jir ah oo u dhalatay dalka Turkiga ayaa ku guuleysatay inay ka bogsooto cudurka Coronavirus, waxaana loo…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa deeq Qalab caafimaad oo muhiim ah u diray dalka Itoobiya, iyadoo qeyb ka ah shixnado loogu…
Wasaaradda Caafimaadka dalka Jabuuti ayaa shaacisay tiradii ugu badneyd ee maalin qura dalkaasi laga helo cudurka Coronavirus.
Dowladda Soomaaliya oo ka mida dalalka Afrika ee Dunida uu hooseeya arrimaha Caafimaadka ayaa qeylo-dhaan u dirsatay dalal yo Hay’ado…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in qof Soomaali ah oo noqonaya kii ugu horeeyay uu magaalada ugu geeriyooday…
Tallaalkii ugu horeeyay ee cudurka Covid-19 ayaa la sheegay inuu diyaar ku noqon doono muddo toddobaadyo ah gudahooda, kadibna si…
Dalka Mareykanka ayaa mar kale noqday halka ay ku geeriyoodeen tirada ugu badan la diiwaangeliyey cudurka Coronavirus, markii ay maalin…
Dowlada Turkiga ayaa deeq Qalab caafimad ah u dirtay dalka UK oo ka mida dalalka uu sida weyn u saameeyay…
Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa noqotay halka ugu badan dunida ee uu saameynta ku yeeshay cudurka Coronavirus, isagoo…
Dalka Ingiriiska ayaa maanta laga diiwaangeliyey tiradii ugu badneyd ee maalin qura cudurka Coronavirus ugu geeriyoota dalkaasi, markii la shaaciyey…
Madaxda dalalka Afrika ayaa si weyn u difaacay Agaasimaha Hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO oo weerar uga yimid Madaxweynaha Mareykanka Donald…
