Browsing: Caalamka
Qoyska Boqortooyada Sacuudiga ayaa la sheegay inuu saameyn weyn ku yeeshay cudurka Coronavirus, kadib markii uu ku dhacay tobanaan ka…
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo lagu soo rogay dalkaasi si looga hortago cudurka Covid-19.
Tiradii ugu badneyd dunida oo dhan ayaa maalin qura cudurka Covid-19 ugu geeriyooday dalka Mareykanka, waxaana 24-kii ee ugu danbeeyay…
Daawo loo adeegsan jiray ayaa la ogaaday inay wax weyn ka tarayso la tacaalidda cudurka Covid-19 oo fara ba’an ku…
Ra’iisal wasaarihii dalka Ingiriiska ayaa galay xaalad degdega oo caafimaad, iyadoo la sheegay inay xaaladiisa kasii dartay, xilli lala tacaalayey…
Waxaa sare u sii kacaya dadka u geeriyooday cudurka Covid-19 caalamka oo dhan, waxayna xilligan gaareen in ka badan 72,000…
Darawal Soomaali ah ayaa magaalada London ugu geeriyooday cudurka Covid-19 ee uu keeno coronavirus, wuxuuna ka mid noqday Soomaalida qurba-joogta…
Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa xalay la dhigay Isbitaalka, kadib markii ay xaaladiisa kasii dartay, isagoo muddo 10 maalmood…
Wiil 6 sano jir ah oo u dhashay dalka Kenya ayaa la xaqiijiyey inuu u geeriyooday cudurka Covid-19, iyadoo markii…
Tirada dadka qaba Coronavirus ee dalalka Afrika oo dhaafay 7000 Qof. (Akhriso 4-ta Dal e ugu darran)
Iyadoo u sii faafayo dunidoo dhan Cudurka Covid-19 ee uu sababo Coronavirusus ayaa Afrika oo ahayd qaarada ugu yar saameyntiisa,…
Waxaa shalay magaalada London ee dalka Ingiriiska lagu aasay wiilkii Soomaaliga ahaa ee u geeriyooday cudurka Coronavirus, iyadoo aanay aaskiisa…
Cudurka COVID-19 ee uu dhaliyo Coronavirus ayaa si weyn u galaaftay Soomaali fara badan oo ku nool qurbaha, siiba dalalka…
Daraasad cusub ayaa lagu sheegay in cudurka Covid-19 ee uu keeno jeermiska Corona uu ku faafi karo laguna kala qaadi…
Qoraal kasoo baxay Hay’adda Nabadugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa lagu sheegay inay tallaabo sharci ah ka qaadeyso weriyaha…
Dadka uu haleelay cudurka COVID-19 ee uu keeno Coronavirus ayaa dunida oo dhan gaaray in ka badan 1,000,000 (Hal Milyan)…
Dowladda Sacuudiga ayaa shaki weyn geliyey xajkii sanadkan loo tegi lahaa dalkaasi, waxaana farriin loo diray dadkii doonayey inay sanadkaan…
Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Hamad Althani ayaa tacsi usoo diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Dadka Mareykanka ah ee qaaday Coronavirus oo kor u dhaafay 200,000 & 4000 oo u geeriyootay [Akhriso]
Dalka Mareykanka oo si xowli ah ugu fidayo cudurka Coronavirus ayaa noqday dalka ugu horeeya dunida ee dadkiisu sidaan cudurka…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa soo saartay War-saxaafadeed degdeg ah oo ku taariikheysan shalay 31 Maarso 2020, balse maanta soo…
Qeylo dhaan xoog leh ayaa kasoo yeertay markabka USS Theodore Roosevelt oo ah Markab weyn oo diyaaradaha xambaara, hubka Niyukliyeerka ahna…
