Browsing: Caalamka
Naxdin ka dhalatay Wiil 13 sano jir Somali-British ah oo London ugu geeriyooday cudurka Coronavirus.
Waxaa guud ahaan dalka Ingiriiska si weyn looga naxay geerida qofkii ugu da’ yaraa ee dalkaasi u geeriyooday cudurka Coronavirus…
Guddiga Qaran ee Doorashada dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashadii la wada sugayey ee dalka Itoobiya…
Iyadoo in ka badan 180 Dal iyo degaan dunida oo dhan uu ku faafay cudurka Covid-19 ee uu keeno coronavirus…
Iyadoo uu xowli ku socdo faafitaanka cudurka COVID-19 ayaa Mareykanka uu kaalinta hor uga jiraa dalalka uu sida weyn ugu…
Madaxda dalalka IGAD ayaa shir ka yeelanaya xaaladda cudurka COVID-19 iyo sidii ay isaga kaashan lahaayeen dagaalka lagula jiro.
Iyadoo Qaaradda Yurub uu si weyn ugu fidayo Cudurka Coronavirus ayna dhimashada gaartay in ka badan 20,000 qof ayaa sidoo…
Xuuthiyiinta dalka Yeman ayaa shaaciyey inay weerarkii ugu weynaa ku qaadeen caasimadda Sacuudiga ee Riyaad iyo magaalooyin kale, kadib gantaallo…
Talyaaniga ayaa laga soo weriyay in dadka u geeriyooday Coronavirys ay sare u dhaafeen maanta 10,000 qof, iyadoo ay weli…
Gabar 16 sano jir ah ayaa noqotay qofkii ugu yaraa ee Qaarada Yurub ugu geeriyootay Cudurka Covid-19 oo uu keeno…
Talyaaniga ayaa laga soo weriyey 24-kii saac ugu danbeeyay tiradii ugu badneyd ee hal maalin dunida ugu geeriyoota cudurka Coronavirus.
Soomaaliya ayaa la sheegay inay dhaqaatiir caafimaad u direyso dalka Talyaaniga oo ka mida dalalka uu sida weyn u halakeeyay…
Soomaaligii Afraad oo Coronavirus ugu geeriyooday London & Wararkii ugu danbeeyay xaalada Nuur Cadde
Wararka laga helayo magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa sheegaya in Soomaali badan uu soo ritay cudurka, iyadoo la xaqiijiyey…
Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa laga helay cudurka Coronavirus, kaddib markii baaritaan lagu sameeyay lagu ogaaday inuu qaaday cudurka.
Dalka Mareykanka ayaa noqday dalka koowaad dunida ee ay ku sugan yihiin dadka sida cudurka Coronavirus, isagoo Shiinaha kala wareegay…
Dadka sida cudurka Covid-19 ee dunida oo dhan ayaa sare u dhaafay Nus Milyan qof, iyadoo dadka u dhintay ay…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegay in qofkii ugu horeeyay uu dalkaasi ugu geeriyooday cudurka COVID-19 ee uu keeno…
Dowladda Sacuudiga ayaa bandow lasii xoojiyey kusoo rogtay magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi qaarkood oo ay ku jiraan labada magaalo ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Amiirka ay dhashay Boqorrada Ingiriiska ee dhaxal-sugaha ah Amiir Charles laga helay cudurka…
Ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benyamin Netanyahu ayaa laga soo xigtay war ka nixiyay dad badan oo Yuhuud ah, kadib markii uu…
Waxaa caawa garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho kasoo degtay Diyaarad nooca xamuulka ah oo Shirkada Ethiopian Airlines leedahay taasoo sida deeq…
