Browsing: Caalamka
Soomaalida ku nool dalka Sweden ayaa noqday qowmiyada ugu badan ee u geeriyootay cudurka Coronavirus dalka Sweden, sida laga soo…
Gobolka New York e dalka Mareykanka ayaa maanta bilaabaya adeegsiga dawooyin loo istimaali jiray Malaariyada in lagu daweeyo Cudurka COVID-19…
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Gedu Andargachew ayaa shaaciyey in dowladaha Somalia iyo Jabuuti aysan taageerin qaraarkii Jaamacadda Carabta ee lagu…
Dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqday taageero dhaqaale oo la siinayo Marinka Gaza ee dhulka reer Falastiin oo ay maamusho kooxda…
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/qaadir Axmed-kheyr Cabdi ayaa dowladda Shiinaha uga mahadceliyey deeqda Qalabka caafimaad ee ka hortagga Cudurka…
Dowladda Kenya ayaa soo rogay amarro hor leh oo ku saabsan faafista cudurka Coronavirus, iyadoo dad cusub oo hor leh…
Dowladda Itoobiya ayaa deeq caafimaad ka heshay milkiilaha shirkadda weyn ee Alibaba ganacsadaha caanka ah u dhashay dalka SHiinaha ee…
Dhaqtar caan ah oo u dhashay dalka Faransiiska ayaa xaqiijiyey in daawada loo adeegsan jiray cudurka Malaariyadda uu si weyn…
Dalal cusub oo Afrika ah ayaa shaaciyey in laga helay cudurka Coronavirus, iyadoo ay sii yareenayaan dalalka dunida ee aanu…
800 Qof oo Talyaaniga ugu dhintay Coronavirus & Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka oo looga shakiyey.
Talyaaniga ayaa mar kale la shaaciyey inay sii kordheen dadka ugu dhimanaya cudurka COVID-19 ee uu keeno Virus-ka Corona, iyadoo…
Shirkadda Ethiopian Airlines oo joojisay inay tagto 30 dal oo Somalia ka mid tahay. (Akhriso Liiska)
Shirkadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines (Ethiopian) ayaa ku dhawaaqday liiska 30 dal oo ay joojisay inay duulimaad ku tagto oo ay…
Tirada dadka qaba cudurka Coronavirus ayaa daqiiqao ka hor sare u dhaafay rubuc Milyan Qof, waxayna dadka sida cudurkan COVID-19…
Dadka Coronavirus ugu dhintay Talyaaniga oo ka batay Shiinaha (Akhriso tirada guud ee geerida iyo..)
Talyaaniga ayaa iminka noqday dalka ay ku dhinteen tirada ugu badan dadka qaba cudurka Coronavirus ee COVID-19, waxaana 24-kii saac…
Dalalka Kenya iyo Itoobiya ayaa ku dhawaaqay dad hor leh oo uu soo ritay cudurka Coronavirus, iyadoo dalalkaasi oo Soomaaliya…
Shiinaha ayaa shaaciyey kaniini lagu daweyn karo cudurka uu keeno Coronavirus ee COVID-19 kadib markii lagu tijaabiyey dad fara badan…
Dowladda Shiinaha ayaa si weyn uga carootay War xalay kasoo yeeray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo cudurka COVID-19 ee uu…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiirka Difaaca Mareykanka iyo ku xigeenkiisa la karaantiilay, si looga ilaaliyo cudurka Coronavirus,…
Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka lagula jiro cudurka COVID-19 oo uu keeno Cudurka Coronavirus ayaa sheegaya in tijaabo agu bilaabay…
Waxaa sii kordhaya saameynta uu yeeshay cudurka Coronavirus oo hadda gaaray 158 dal oo caalamka ku yaalla iydoo ay qabaan…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay in dad hor leh laga helay cudurka Coronavirus, isagoo khudbad goor dhoweyd u…
