Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Sheekh Umal oo ka hadlay Bisha Ramadaan & Dalalka Masar & Tunisia oo shaaciyey xilliga uu bilaabanayo Ramadanka

    Sheekh Umal oo ka hadlay Bisha Ramadaan & Dalalka Masar & Tunisia oo shaaciyey xilliga uu bilaabanayo Ramadanka

    April 22, 2020Updated:April 23, 20202 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida culimada waaweyn ee Soomaalida ayaa goor dhoweyd ka hadlay magaalada Nairobi ayaa sheegay inaysan qorshaha ugu jirin Caawa in la raadiyo Bil Ramadaan.

    Sheekha ayaa sheegay in dad badan ay su’aalo soo weydiiyeen ku saabsan dhalashada Bisha ramadaan, wuxuuna caddeeyay inta badan caalamka islaamka sida Khaliijka ay maanta oo Arbaco ah u ahayd 28-ka Shacbaan, iyadoo Berri Khamiista maqribkii la raadinayo bisha.

    Sheekh Umal ayaa sheegay in dadka ay ku khaldameen taariikhda qoran ee Hijriyadda iyo muuqaal xilli hore oo lasoo jarjaray, kana baxay TV-da Aljazeera, kaasoo baraha bulshada lagu faafiyey, iyadoo aanay jirin cid Bil raadisay Caawa ama sheegtay Bil Ramadaan, haddii Berri oo Khamiis ah la arki waayana la soomi doono Sabtida.

    Dhinaca kale Dalalka Masar iyo Tunisia oo ka mida dalalka ay maanta Bisha Shacbaan u ahayd 29-ka ayaa ku dhawaaqay inay suuragal noqon weyday arragtida bisha Ramadaan, kadibna waxay go’aanno kasoo baxay ku sheegeen in Ramadaanka sanadkan 1441H. uu bilaabanayo Jimcaha.

    Dalalka Turkiga, Ciraaq, Masar iyo Tunisa ayaa Bisha Shacbaan ay maanta oo Arbaco ah ay u ahayd 29, taasoo keentay inay maqribka caawa raadiyaan Bisha.

    Inta badan dalalka Khaliijka iyo kuwa islaamka ayaa Berri oo Khamiis ah raadinaya dhalashada Bisha Ramadaan 1441 Hijiriyada, isla markaana Jimcaha oo ku beegan 24-ka April 2020 ay noqon karto koowaad ee Bisha Ramadaan, haddii la arko.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGo’aano cusub oo laga soo saaray Bandowgii Habeen ee magaalalada Muqdisho
    Next Article Sidee Cudurka Coronavirus u bedelay midabka Qaar ka mida Dadkii ka bogsooday…? (Saameyn yaab leh)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo