Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Sidee Cudurka Coronavirus u bedelay midabka Qaar ka mida Dadkii ka bogsooday…? (Saameyn yaab leh)

    Sidee Cudurka Coronavirus u bedelay midabka Qaar ka mida Dadkii ka bogsooday…? (Saameyn yaab leh)

    April 23, 2020Updated:April 24, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa dhwoaan la ogaaday in qaar ka mida dadkii ka bogsooday cudurka Covid-19 uu ku keeni karo saameyn culus sida inuu midabkoodu is bedelo ama wax gaarsiiyo maskaxdooda.

    Dadkii ka bogsooday qaarkood ayaa lagu arkay inuu isbedelay jirkooda, waxaana tusaale loo soo qaatay laba dhaqtar oo Shiinees ah, kuwasoo cudurka Coronavirus uu haleelay, kadibna xaalad halis ah gaaray, balse ka badbaaday, waxayna labadan dhaqtar oo Shiinees ahaa uu jirkoodii noqday madow.

    Dr. Yi Fan iyo Dr. Hu Weifeng, labaduba ay 42 sano jir yihiin, ayaa ka mid ahaa dhaqatarrada magaalada Wuhan ee la dagaalamayey cudurka Covid-19, waxayna ka shaqeynayeen Wuhan Central Hospital bishii Janaayo, taasoo keenay inay qaadaan cudurkii oo dagaal dheer kadib ay ka badbaadeen, laakiin wuxuu jirkoodu isu bedelay Madow.

    فيروس كورونا يؤثر على الكبد مما قد يؤدي لتغير لون الجلد (محطة تلفزيون بكين)

    Arrintan ayaa la sheegay inay ka dhalatay markii uu dhaawac gaaray Beerkooda, iyadoo uu Hormoonkoodii lumiyey miisaankii, sida ay shaacisay warbaahinta Shiinaha.

    Labada dhaqtar ayuu cudurka ku dhacay bishii 18-ka bishii Janaayo, waxaana markii hore la dhigay isbitaalka Wuhan Pulmonary Hospital, iyadoo kadibna la geeyay isbitaalka Tongji Hospital.

    Labadan Dhaqtar ayaa xaaladoodu gaartay meel xun, waxaana aad u sii daran Dr Hu oo muddo 99 maalmood isbitaal ku jiray, iyadoo weli caafimaadkiisu liito.

    Coronavirus ayaa sidoo kale la sheegay in dadka ka badbaada ee heerka culus uu gaaro uu reebo dhaawac dhinaca maskaxda ah oo qaarkood la dareemay inaysan deganeyn xaaladooda.

    Labadan calamaadood ayaa ilaa hadda ah noqday kuwa ugu culus ee la soo dersa dadka ka bogsooda cudurka Covid-19 oo weli la baarayo saameynta uu yeesho.

    China Corona Virus Top Wuhan Wuhan Doctors
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSheekh Umal oo ka hadlay Bisha Ramadaan & Dalalka Masar & Tunisia oo shaaciyey xilliga uu bilaabanayo Ramadanka
    Next Article Salaadda Taraawiixda oo Qaab cusub sanadkan looga tukanayo Xaramka & Cidda loo ogol yahay.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo