Browsing: Caalamka
Warbaahinta Kenya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka qortay dagaalkii maana ka dhacay Xuduudka Somalia iyo Kenya ee u dhaxeeya magaalooyinka…
Ciidamada Turkiga oo dagaal buuxa ku qaaday dalka Syriya ayaa soo riday laba diyaaradood oo nooca dagaalka SU-24, waxaana Turkigu…
Dowladda Kenya ayaa jawaab kulul ka bixisay eedeyn ay u jeedisay dowladda Soomaaliya oo ku saabsan faragelin ay ku heyso…
Xildhibaan Dr. Maxamed Daahiye Ducaale oo ka mid ahaa xildhibaannadii kasoo jeeday Waqooyi Bari, Kenya ee tegay magaalada Muqdisho ayaa…
Warbaahinta Kenya ayaa shaacisay magacyada xildhibaannada Kenya ee kasoo jeeda Gobolka W/Bari oo safar qarsoodi ah ku yimid magaalada Muqdisho.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Axad ah, booqasho sharafeed ugu tagay…
Xildhibaanno kasoo jeeda Gobolka W/Bari ee Kenya ayaa lagu qabtay garoonka magaalada Nairobi markii ay socdaal qarsoodi ah ku tageen…
Dowladda Mareykanka iyo Dhaqdhaqaaqa Daalibaan ee dalka Afghanistan ayaa heshiis taariikhi ah ku kala saxiixday magaalda Doha ee dalka Qatar,…
Dowladda Turkiga ayaa xayiraadii ka qaaday qaxootiga ku sugan dalkeeda, kadib weerarkii duqeynta ahaa ee ciidamadeeda looga dilay 33 askari…
In ka badan 33 askari ayaa lagu dilay weerar duqeyn ah oo ka dhacay Gobolka Idlib ee dalka Syria, sida…
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa soo saartay digniin ku saabsan weerar argagixiso oo ka dhici kara Hotel ku yaalla…
Wararka laga helayo dalka Iran ayaa sheegaya in madaxweyne ku xigeenkii dalkaasi laga helay cudurka Cronavirus.
Wakaalada wararka Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay in la joojiyey dadka dalkaasi u tegaya Cumrada iyo booqashada Masjidka Nebiga NNKH ilaa…
Alshabab oo iclaamisay Dagaal toos ah oo Dowladda Kenya looga xoreynayo Gobolka W/Bari ee Soomaalida
Xarakada Alshabaab ayaa iclaamisay dagaal toos ah oo ay ka bilowday Gobolka Soomaalida ee W/Bari Kenya.
Afhayeenka guud ee Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali dheere) ayaa farrii cod u dira dadka Soomaalida ee ku…
Iyadoo uu dunida kusii faafayo cudurka COVID-19 ee uu keeno Coronavirus ayaa dalka Koonfurta Kuuriya wuxuu noqday dalka labaad ee…
Milateriga Maraykanka ayaa shaciyey inuu duqeyn ku dilay sarkaal ka tirsanaa Alshabaab oo qorsheeyay weerarkii lagu qaaday saldhigga Milateriga Mareykanka…
Dowladda Iiraan ayaa xaqiijisay in Wasiir ku-xigeenkii Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran Mr. Iraj Harirchi laga helay cudurka…
Waxaa la shaaciyey inuu goor dhow geeriyooday madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak.
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhaawacmay weerar loo adeegsaday Gaari oo la jiirsiiyey dad badan oo ku sugnaa magaalo…
