Browsing: Caalamka
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta socdaalkiisii ugu horeeyay ee rasmi ah uga bilowday dalka India, iyadoo si weyn loogu…
Khubarada caafimaadka ayaa ka digaya inuu faraha ka bixi karo cudurka COVIN-19 ee uu keeno Coronavirus, kadib markii uu ku…
Wararka laga helayo dalka Malaysia ayaa sheegaya in Ra’iisa wasaarihii dalkaasi Mahathir Mohamed uu xilka isla casilay.
Halis cusub ayaa soo food saartay caalamka, kadib markii cudurka COVID-19 ee uu keeno Coronavirus uu bilaabay inuu ku faafo…
Nin xag-jir ah oo u janjeera dhinaca midigta fog ee dalka Jarmalka ayaa toogasho ku dilay 10 qof, kadib markii…
Shirkadda Diyaaradaha Jambojet ee laga leeyahay dalka Kenya oo ah shirkaddaha qiimaha hoose lagu raaco ee dalka Kenya ayaa shaacisay…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar ku qaaday Bas rakaab ah oo…
Wararka laga helayo magaalad Hargeysa ayaa sheegaya in wafdi culus oo la socda dowladda Itoobiya uu maanta gaaray magaalada Hargeysa…
Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa goor dhoweyd soo bandhigay Khariirad (Map) aan hore loo arag oo dhulka Soomaalida…
Bukaankii ugu horeeyay ayaa la shaaciyey inuu cudurka Coronavirus ugu dhintay Yurub, kadib dalxiise Shiinees ahaa oo ku geeriyooday dalka…
Saxaafadda Turkiga ayaa faahfaahisay wiil Soomaali ah oo ciidamada amniga garoonka Ankara ee dalka Turkiga ay qabteen markii uu soo…
Dagaalkii ugu cuslaa ee dhex mara ciidamada Turkiga iyo Syria ayaa maanta ka dhacay Gobolka Idlib kadib markii duqeyn ay…
Maamulka Mandheera iyo xildhibaannada degaankaasi laga soo doorto ayaa dalbaday in C/rashiid Janan iyo ciidamadiisa inay ka baxaan Mandheera.
Ajaaniibta uu haleelay cudurka Coronavirus ee gudaha dalka Shiinaha ayaa sii kordhaysa, waxayna Wasaaradda Arrimaha dibadda dalkaasi ay shaacisay tiradooda.
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa weerar ku qaaday gudaha Kenya, iyadoo markan beegsatay Gaadiidka dhismaha oo qaarkood ay ku burburisay…
Xildhibaanka Cumar Maxamed Macallin oo laga soo doorto Bariga Mandheera, Waqooyi-Bari Kenya, sheegay inay xaalad cabsi ah ka jirto degaankiisa,…
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir gaara kula yeeshay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau oo…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa sheegtay inaysan waxba kala socon arrinta Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Janan oo Kenya ku sugan…
Waxaa sii kordhaya dadka u dhimaha cudurka uu keeno virus-ka Corona oo saacadihii ugu danbeeyay sare u dhaafay 800 qog,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya, isago…
