Browsing: Caalamka
Dowladda Kenya oo sii wada ololaheeda diblomaasiyadeed ee ka dhanka ah Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqday tallaabo kale oo ay Soomaaliya…
Qareenkii hore ee madaxweyne Donald Trump, ninka lagu magacaabo Michael Cohen ooa maanta hor tegay Guddiga ka tirsan Aqalka Wakiilada…
Waxaa Magaalada Djibouti ee dalka Djibouti maanta lagu soo gabagabeeyay shirkii 46-aad ee wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka ku bahoobay…
Kulankii labaad ee madaxweynayaasha dalalka Mareykanka iyo Waqooyiga Kuuriya ayaa goor dhow ka furmay magaalada Hanoi ee dalka Vietnam.
Milateriga Paksitan ayaa soo bandhigay duuliye India u dhashay oo diyaaradiisa saaka lagu soo riday gudaha xuduudka dalka Pakistan, iyadoo…
Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari ayaa mar labaad ku guuleystay doorashadi Sabtidi ka dhacday dalkaasi, isaga oo dalka Nigeria maamuli doono…
Iyadoo xiisada labada dal ee India iyo Pakistan ay cirka isku shareertay ayay ciidamada Pakistan waxay shaaciyeen inay soo rideen…
Dawladda Hindiya ayaa shaacisay in ciidamdeeda Cirka ay weerar ku qaadeen Xarumo gudaha Pakistan ku leeyihiin Maleeshiyo reer Kashmiir, taasoo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiirkii Arrimaha Dibadda dalka Iiraan Mohamed Jawad Darif uu ku dhawaaqay inuu xilkii…
Boqorka Sacuudiga Salman Bin C/casiis ayaa haweeneydii ugu horeysay ee Sacuudiyaan ah u magacaabay safiir, iyadoo dalkeeda uga wakiil noqon…
Madaxweynaha Suudaan Gen. Cumar Xasan Albashiir ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu xaalad degdeg ah ku soo rogay dalkaasi, iyadoo…
Iyadoo dowladda Kenya ay sii xoogeysay cadaadiska Diblomaasi ee ay ku heyso Dowladda Soomaaliya ayaa Aqoonyahanna Soomaaliyeed qaarkood waxay ka…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa goor dhoweyd soo saartay jawaab celin ku saabsan qoraalkii ay dowladda Somalia u dirtay ee…
Dowladda Kenya ayaa weli ku dhegan is-afgradkii ay Soomaaliya iyo Kenya kala saxiixdeen sanadkii 2009 ee ku saabsanaa xuduuda Badda…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in dowladda Golaha Wasiirada Kenya ay go’aan ka qaateen muranka…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amar diiday in haweeney Mareykan ah oo hore ugu biirtay kooxda khilaafada islaamiga ee Daacish…
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa wilkiisa u magacaabay Taliyaha ciidamada dalkaasi oo ah xilka labaad ee ugu sarreeyo militariga dalkaasi.
Guddi ka tirsan Baaralmaanka Kenya ayaa looga yeeray Wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi Munica Juma oo la sheegay in su’aalo laga…
Ganacsatada Qadka ee dalka Kenya ayaa ku hanjabtay inay joojinayaan Qaadka ay Soomaaliya u dhoofiyaan haddii uu sii xumaado xiriirka…
Dowladda Kenya ayaa u yeeratay ergeygii ka joogay Soomaaliya, iyadoo dhinaca kale safiirka Soomaaliya ee magaalada Nairobi ka dalbatay inuu…
