Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Cabdi Xaashi oo Amray in la joojiyo qabashada Doorashada kuraasta la shaaciyey ee Somaliland

    Cabdi Xaashi oo Amray in la joojiyo qabashada Doorashada kuraasta la shaaciyey ee Somaliland

    January 21, 2022Updated:January 22, 20222 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaankii 10-aad Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maray in la joojiyo qabashada Doorashada Kuraasta uu shaaciyey Guddiga Doorashada Somaliland ee SEIT.

    Qoraal uu soo saaray Cabdi Xaashi, kadib shirkii jaraa’id ee maanta ayuu ku dlbaday in la joojiyo qabashada Doorashada kuraasta laysku haysto ee la shaaciyey, dibna loogu soo celiyo beelaha iyo Salaadiinta xaqa u leh.

    Hoos ka Akhriso Qoraalka uu soo saaray Cabdi Xaashi

    Ku: Madaxda Madasha Wadatashiga Qaranka ee Doorashooyinka
    Ku: Gudiga Hirgelinta Doorashada heer Qaran ee FEIT
    Ku: Gudiga Xalinta Khilaafaadka ee heer Qaran
    Ku: Gudiga Hirgelinta doorashada heer Somaliland ee SEIT
    Og: Daneeyayaasha kala duwan ee doorashada Dalka ka socota

    Uj: Joojin kuraasta doorashadooda la shaaciyey kuwaasoo aan ku imaan rabitaanka beelihii xaqa u lahaa Rallisul Wasaaraha.

    Madaxda Madasha Wadatashiga Qaranka ee Doorashooyinka iyo Gudiyada hirgelinta doorashooyinka heerarkooda kala duwan ee warqadani ku socoto waxaanu la socodsiinaynaa in guud ahaan Doorashada Xildhibaanada ka soo jeeda Somaliland iyo inta badan kuransta la shaaciyey xalay 20 January 2021 qabashda doorashadooda in aanay ku imaan hab Waafaqsan go’aamadii iyo habracyadii loo dejiyey in loo maro doorashada dalkan.

    Inkasta oo ilaa bilowgii doorashada ay jireen khaladaad iyo tabashooyin ah qaabka loo maamulayo doorashada, haddana wixii ka dambeeyey markii uu dhamaaday shirkii Madasha ee 09 January 2022, waxaa bilowday boob cad iyo in la shaaciyo gudiyada xulista ergada doorashada oo aanay wax war ah ka hayn Salaadiinta, Cuqaashii iyo beelihii kursiga ama kuraasta iska lahaa.

    Sidaas awgeed, waxaan Ra’iisul Wasaaraha iyo Gudiga doorashooyinka ka doonaynaa waxa aanu xaqa u leenahay oo ah:

    1. In doorashada Xildhibaanada kasoo jeeda Gobolada Waqooyi (Somaliland) loo maro hab waafaqsan go’aamadii iyo heshiisyadii Madashada Wadatashiga Qaran.

    2. In la joojiyo qabashada doorashada kuraasta laysku haysto ee la shaaciyey, dibna loogu soo celiyo katashigooda beelaha iyo Salaadiinta xaqa u leh.

    3. In si cadaalad ku jirto loo maamulo shaacinta, kala horeynta iyo qabashada doorashada kuraasta. loona xaqsooro oo tartan furan loo qabto mushaxiinta

    Sentor Cabdi Xaashi Cabdullaahi
    Guddoomiyaha Aqalka Sare Baarlamaanka 10-aad

    Cabdi xaashi Doorashada Somaliland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamo xiray Idaacad ku taalla Magaalada Beledweyne iyo Saxafiyiin badan oo la xiray
    Next Article Mahdi Guuleed: “Rooble iyo Beesha H/Gidir waan raali gelineynaa, Ra’iisal wasaarow raali ahaw”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo