Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Mahdi Guuleed: “Rooble iyo Beesha H/Gidir waan raali gelineynaa, Ra’iisal wasaarow raali ahaw”

    Mahdi Guuleed: “Rooble iyo Beesha H/Gidir waan raali gelineynaa, Ra’iisal wasaarow raali ahaw”

    January 21, 2022Updated:January 22, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed ayaa jawaab ka bixiyey eedeyn kasoo yeertay Boqor Cusmaan Buurmadow, Cabdi Xaashi C/llaahi, Prof. Cabdi ismaaciil Samatar iyo siyaasiyiin kale.

    Kulan ay magaalada Muqdisho ku qabteen caawa siyaasiyiinta iyo Odayaasha Garabka Ra’iisal wasare ku xigeenka ayaa si kulul looga jawaabay eedeyntii loo jeediyey Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ee ahayd inuu boobayo kuraastii beelaha Gobollada Waqooyi. (Halkan ka akhriso)

    “Wixii maanta ka dhacay Guriga Cabdi Xaashi dhaqan Islaam ma aheyn, dhaqan Soomaali ma aheyn, dhaqan oday iyo mid suldaan ma aheyn, Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Beesha H/Gidir waxaan codkeyga ku biiranayaa waxaa leeyahay xaal qaata, Ra’iisul Wasaarow raalli ahaw, diyaar baan u nahay inaan gogol iyo madal weyn inaan xaalkaas ku bixino” ayuu yiri Mahdi Guuleed oo ka daba tegay hadalladii kasoo yeeray Boqor Buur-madow iyo siyaasiyiinta kale.

    Mahdi Guuled ayaa difaacay Ra’iisal wasaare Rooble oo sheegay inuu mudan yahay maamuus iyo karaamo, wuxuuna caddeeyay geedi-socodka Doorashooyinka dalka uu hoggaaminayo, xafiiska Ra’iisal wasaaruhuna ku leeyahay fududeyn iyo hagid.

    “Xafiiska Ra’iisal wasaaraha waa xafiis heer qaran iyo wejigii Qaranka, waa muraayadii fulinta ee dalka laga arkayey; mana aha xafiis Cabdalla shidheeye iyo foojari lagu sameeyo, raaligelin baan ka bixineynaa” Ra’iisal wasaare ku xigeenk Mahdi Guuleed.

    Wuxuu ku adkeystay in Doorashadu socon doonto oo aysan aqbaleynin inuu dib u dhacdo, ciddii ka hor timaadana waxaa loo aqoonsanayaa qas-wadeyaal. “Doorashadu waa inay socotoaa, wax dib loo dhigayo ma jiraan.. Doorasho Haa. dibn u dhac maya..”.

    Doorashada Rooble Somaliland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCabdi Xaashi oo Amray in la joojiyo qabashada Doorashada kuraasta la shaaciyey ee Somaliland
    Next Article Guddiga Doorashada Somaliland oo shaaciyey qabashada Kuraas muran ka taagan yahay (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo