Browsing: Xukuumadda
Waxaa maanta qabnsoomay shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Dawladda Federaalka, waxaana bilowgii hore shir-guddoomiyey Ra’iisul Wasaare ku…
Wasaaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay macluumaad hor leh oo ku saabsan shabakadii fulisay weerarkii dadka badan ay ku…
Dowladda Qatar ee ka mida dowladaha ugu qanisan Khaliijka carabta ayaa ogolaatay inay maalgeliso mashaariicdii ugu horeysay ee Soomaaliya laga…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa safar shaqo oo u-kuurgelid ah ku tegay magaalada Baydhabo ee…
Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka duulay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho isagoo…
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa maanta Baarlamaanka hor geeyay laba hindise shacriyeed oo xasaasi ah.
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay weerar duqeyn ah oo maanta lagu qaaday xero Alshabaab ku lahaayeen Gobolka Bay.
Dowladda Soomaaliya ayaa abaabushay Madal loogu magac daray Talo-wadaag oo ay ku bahoobeen siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin hore xilal uga soo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kulan la yeeshay madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed.
Is-casiladii Wasiirkii Gargaarka iyo maareynta Masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim Axmed ayaa si weyn loo hadal hayay maalmihii ugu danbeeyay,…
Kulnaka Golaha shacabka ee maanta ayaa lagu wadaa in lagu dhageyso akhrinta koowaad ee Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadka 2018.
War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Wasaaradaha Ciyaaraha dowladda & Maamul Goboleedyada [AKhriso]
War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shir maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo.
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal uu u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ku dalbaday in laga noqdo canshuur dhaafkii loo…
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo madax ka ahaa Guddiga taakuleynta Soomaalida Kenya ee dhowaan Muqdisho keenay lacag ay usoo ururiyeen…
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa u hanjabay dadka uu sheegay inay ka shaqeeyaan faafinta…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay Magacyada xubno ka mid ah Al-shabaab oo Ciidamada dowladda ay howlgal ka dhacay Sh/hoose lagu qabtay.
Shirkii Khamiis laha ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa weli ka socda magaalada Muqdisho.
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa dib u soo nooleeyay qorshe muddooyinkan hakaday oo ku saabsan inay shirarkooda ku qabtaan xarumaha…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhiga…
