Browsing: Xukuumadda
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya iyo Taliska Booliska ayaa maanta soo bandhigay saddex qof oo daabacay waraaqo digniin ah oo lagu…
Dowladda Somalia ayaa ka hadashay xiisadda kala dhaxeysa maamul-goboleedyada Somaliya ee ka dhalatay arrimaha khaliijka, iyadoo si kulul ugu jawaabtay…
Wararka laga helayo magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegaya in wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya uu kulan la yeeshay Agaasimaha…
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya taageertay xil ka qaadista ay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ku sameeyeen madaxweynihii maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle…
Dowladda Soomaaliya oo degdeg ugu yeertay & Safiiro & Qorshe lala damacsan yahay [Akhriso Magacyada]
Dowladda Soomaaliya ayaa u yeertay in ku dhow 10 safiir oo Soomaaliya u fadhiya dalalka dibadda inay degdeg ugu soo…
Shir degdeg ah oo ay caawa isugu yimaadeen Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shir degdega Caawa la isugu yeeray Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa u jawaabtay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo go’aankii dhexdhexaadnimada ahaa ee dowladda…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa weerar ku qaadaya Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya iyo sharciga…
Dowladda Itoobiya ayaa War yaab leh kasoo saartay kulan magaalada New York ee xarunta Q/Midoobay ku dhex maray Ra’iisal wasaarayaasha…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galaya shirka Golaha Guud ee Q/Midoobay ayaa kulan gaara la yeeshay dhiggiisa dalka Itoobiya…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kula kulmay magaalada New York ee dalka Mareykanka Wasiirka arimaha dibada dalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqsaday ka qeybgalka shirka 72aad ee Golaha Guud ee Q/Midoobay, kaasoo hadda ka…
Muran weyn ayaa ka taagan han dhaqanka madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya oo lagu eedeynayo inay faragelin ku hayaan awoodihii Dastuuriga…
Wasiirka Amniga Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa amar ka soo saaray arrin dhibaato weyn ay ku…
Shirkii labaad ee Wasaraadaha Dastuurka dowladda Federaalka ah iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa lagu gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir guddoominayay ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka qeyb galaya shirka 72aad ee Golaha Guud Q/Midoobay ayaa la kulmay…
Dowlado ay ka mid tahay Soomaaliya ayaa xaq u yeelan inay cod ku yeesheen Golaha ugu weyn ee kulmiya dalalka…
