Browsing: Xukuumadda
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi raxmaan Kulmiye Xirsi “Cabdiraxmaan Dheere” ayaa sheegay in maanta…
Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa jawaab kasoo saartay wareegto lagu kala diray rugtaasi oo kasoo baxday Wasiirka Ganacsiga dowladda Soomaaliya.…
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Khadra Axmed Ducaale ayaa kala dirtay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya.
Guddigii Dowlada Soomaaliya u xilsaartay inay baaraan Dhacdadii Bariire ayaa maanta gaaray deegaankaasi.
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in xilliga ay la wareegeyso si rasmi ah maamulka hawada.
Afhayeennada Wasaarada Amniga iyo Taliska ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa ka hadlay qarixii galabta ka dhacay Magaalada muqdisho.
Guddi dowladda Federaalka Soomaaliya u magacawday baaritaanka shilkii dadka lagu laayay ee ka dhacay degaanka Bariire ayaa maanta tegaya goobtii…
Golaha Wasiirada Xukumada Soomaaliya ayaa lagu amray inay adeegsan karin Warbaahinta marka ay jiraan xaaladdaha qaarkood.
Dowladda Soomaaliya oo Guddi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga u saartay baaritaanka Weerarkii Bariire
Dowladda Soomaaliya ayaa guddi u saartay dhacadii ka dhacday deegaanka bariire ee gobolka Sh/Hoose.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa ballanqaaday inuu tallaabo ka qaadi doono wixii ka dhacay degaanka Bariire ee Gobolka Sh/Hoose, isla markaana…
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa ka hadlay weerarka ka dhacay degaanka Bariire ee dadka shacaba ah…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saddex War oo kala duwan kasoo saartay Weerarkii Degaanka Bariire ee Gobolka Sh/hoose ka…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Cabdullaahi ayaa sheegay in hawlgal ka dhacay degaan u dhow Bariire maanta ay fuliyeen ciidamada…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shacabka magaalada Muqdisho uga digtay inay ka fogaadaan Xeebaha magaalada Muqdisho xilliyadan oo Baddu kacsan tahay.
Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo dhowaan xilka laga qaaday Yaxye Cali Ibraahim ayaa lagu eedeeyay inuu faragelin iyo…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxay kaalintii ay dowladda Soomaaliya ku lahayd xil ka qaadistii lagu sameeyay madaxweynihii maamulka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xasan Cali Khayre ayaa la kulmay Madaxa qeybta Siyaasadda ee Qaramada…
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Alshabaab Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo dhowaan isu soo dhiibay dowladda Soomaaliya ayaa wada…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay safiirada dalalka caalamka u fadhiya…
