Browsing: Xukuumadda
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa la sheegay inuu go’aan adag ka qadanayo talo soo jeedinta ku saabsan…
Xaalad adag ayaa soo wajahday Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre kadib markii caawa Guddoomiyaha Baarlamaanka soo saaray talo soo jeedin…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan ayaa qoraalka hoos ku qoran caawa u diray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaliya.
Wararka laga helayo guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) uu ka dalbaday Ra’iisal wasaaraha…
Isbedel xoog leh ayaa ku soo kordhay ololaha kalsooni u raadinta xukuumadda cusub ee Soomaaliya kadib markii xubno badan ku…
Mid ka mida wasiiradii xukuumadii hore iyo saaxiibadii ugu dhowaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa Muqdisho ku soo laabtay.
Qaar ka mida wasiirada cusub ee xukuumadda dhowaan la magacaabay ayaa yimid magaalada Muqdisho.
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo la sheegay inuu ka soo horjeedo xukuumadda cusub ee uu…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa war culus oo fadhiga u diiday si cad ugu sheegay Golaha Wasiirada cusub…
Xukuuumadda cusub ee Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa la filayaa in la hor geeyo Baarlamaanka si codka kalsoonida loogu…
Sii-hayah wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga C/raxmaan Ceynta ayaa Soomaaliya uga qeybgalay shirka wasiirada dalalka IGAD ee magaalada Nairobi.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda shirar iyo kulamo iska horjeeda oo ku saabsan kalsooni siinta xukuumadda Soomaaliya, kadib diidmo ka…
Imaamka Beesha Mudullood ayaa ugu baaqay xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya inay ansixiyaan xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisal wasaare…
Beesha Habargidir ayaa si buuxda u taageertay xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xilka ra’iisal wasaare ku xigeenkiisa u magacaabay nin sharci yaqaan ah…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay inay si buuxda uga horjeedaan xukuumadda uu shalay soo dhisay Ra’iisal wasaare…
Kulamo iska soo horjeeda oo ku saabsan xukuumadda cusub ee uu shalay soo dhisay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay booqday dhaawacyada ku waxyeeloobay qarixii shalay ka dhacay magaalada Muqudish oo la…
Mid ka mida Golaha wasiirada maanta la magacaabay ayaa laga soo xigtay inuu iska casilay xilkii loo magacaabay.
Maamul goboleedyada dalka ayaa saamiyo isu dhow ka helay Golaha Wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya, marka laga reebo Galmudug oo…
