Browsing: Xukuumadda
26 Wasiir iyo Ra’iisal wasaare ku xigeen ayaa maanta loo magacaabay inay noqdaan xukuumadda cusub ee Soomaaliya.
Wasiirada Cusub ee Beelaha Ay ka soo jeedaan. 1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen (Isaaq, Cidegale) 2-…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa war ka soo saaray Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ee maanta lagu dhawaaqay.
Xukuumadda cusub ee uu maanta ku dhawaaqay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyrre ayaa noqotay xukuumadii ay tirada ugu badan ka…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa maanta ku dhawaaqay Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka ku dhawaaqay Golihiisa wasiirada oo in muddo ah la sugayay.
Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in saaka la shaaciyo kadib markii dhowr jeer dib loo dhigay…
Jahawareer iyo hubanti la’aan ayaa hareysay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, kadib markii loo yeeray saxaafadda caawa 9:00 fiidnimo si loo shaaciyo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in hadda lagu dhawaaqayo Golaha wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in goor dhow lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.
Safiirka Soomaaliya ee Q/Midoobay Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa si weyn loo hadal hayaa inuu wasiir ka noqon doono xukuumadda…
Diyaargarowgii ugu danbeeyay ayaa ka socda magaalada Muqdisho xilli la wada sugayo in Golaha wasiirada cusb lagu dhawaaqo saacadaha soo…
Raiisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa faragelin toos ah ku sameeyay doorashada maamulka Galmudug, kadib markii uu dalbaday in…
Iyadoo si weyn loo sugayo magacaabidda Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya, ayaa waxaa soo baxaya war xiiso leh oo ku…
Dowladda Soomaaliya ayaa ka carootay tallabaadii uu qaaday madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, isagoo booqday degmada Dhoobley.
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray Qaxootiga Soomaalida ee lagu laayay xeebaha…
Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya ee xilka sii haya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa ku eedeeyay Isbaheysiga Sacuudiga inay ka danbeeyeen duqeyntii…
Guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho, isagoo kulamo la qaatay madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha.
Magacaabista Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa wararkii ugu danbeeyay sheegayaan inay xaalad adag oo…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la yeeshay Shaqaalaha Xafiiskiisa.
