Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»WAR CUSUB: Dowladda Soomaaliya oo Isbaheysiga Sacuudiga ku eedeysay xasuuqii Qaxootiga Soomaalida

    WAR CUSUB: Dowladda Soomaaliya oo Isbaheysiga Sacuudiga ku eedeysay xasuuqii Qaxootiga Soomaalida

    March 18, 2017Updated:March 18, 20171 Min Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya ee xilka sii haya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa ku eedeeyay Isbaheysiga Sacuudiga inay ka danbeeyeen duqeyntii lagu dilay 42 qof oo qaxooti ah.

    Wasiirka ayaa warbaahinta dowlada u sheegay inay cambaareenayaan dadka Soomaaliyeed ee lagu laayey xeebaha Dalka Yeman, wuxuuna sheegay in dowladda Yeman ee Cabdi-Rabi Mansuur iyo Isbaheysiga ay mas’uul ka yihiin duqeynta.

    Wuxuu sii raaciyay in laga doonayo Isbaheysiga inay dadka ay dileen magtooda bixiyaan, kuwa dhaawaca ahna daweeyaan, lana soo xiriiraan dadkii ay dileen ehelkooda. Wuxuu ku baaqay in Isbaheysiga uu baaritaan sameeyo.

    Wasiir Hadliye ayaa sheegay in duqeynta ay ka danbeeyeen isbahaysiga Sacuudigu hoggaamiyo ee dagaalka ka wada dalka Yemen. Arrintan ayaa imaaneysa iyadoo Isbaheysiga uu beeniyay inuu wax lug ah ku leeyahay duqeyntaasi.

    http://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/03/hhhhhhhhhhhhhhhhhh-1.mp3

    Tirada Soomaalida Qaxootiga ee ku geeriyootay Gantaal ay diyaarad Helikobtar ah ku riday Doon ay la socdeen Dad Soomaali ah ayaa waxay gaartay 42 qof.

    Hadalka ka soo baxay wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya ee xilka sii haya ayaa ahaa mid aan la fileyn xilli Boqortooyada Sacuudiga ay saaxiibo dhow la noqotay dowladda cusub ee Farmaajo ayna u balanqaaday taageero dhaqaale.

    Hadliye Qaxooti la duqeeyay Sacuudiga Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO: Ololaha lacag loogu ururinayo abaaraha Soomaaliya oo si lama filaan ku helay 1 Milyan oo doolar
    Next Article Faarax Macalin oo ku baaqay in ciidamada Itoobiya iyo Kenya ee AMISOM laga saaro Soomaaliya [Akhri]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo