Browsing: Xukuumadda
Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa la sheegay inay mushaar xuquuq la’aan noqon doonaan saddexda bilood ee ugu horeeya sanadkan 2017.
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa wada inuu xilka uu hayo u adeegsado ololaha Doorashada…
Aden (Yemen), December 25, 2016 – Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Yemen, Danjire Abdullahi Hashi Shuriye
Iyadoo ololaha Doorashada xilka madaxweynaha sii xoogeysanayo ayaa waxaa durba soo baxay qiimihii ugu horeeyay ee lagu furay suuqa kala iibsiga…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee xilka sii haya Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti) ayaa ka hor yimid Ceymis lagu soo rogay Gaadiidleyda…
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa ku eedeeyay ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa inkiray inay wax musuqmaasuq ah ka jiraan doorashada 2016.
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in xubno Alshabaab ka tirsan lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Shaqaalaha rayidka ah ee dowladda Soomaaliya iyo ciidamada ay siiso mushaarka ayaa muddo dheer ka maqan yahay mushaarkii ay xaqa…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xariga ka jaray Wasaaradda Maaliyadda oo in mudo ah dhismo ku socday,…
Ciidamo dhaawac ah oo ka tirsan kuwa milateriga Soomaaliya oo hore ugu dhaawacmay qaraxyo iyo dagaallo gobollada Koonfureed ayaa loo…
Olole balaaran ayaa ka socda baraha bulshada, kaasoo looga horjeedo wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federalka Somalia, C/raxmaan…
Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa noqday mas’uulka ka faa’iideystay xaaladda kala guurka ah ee Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa galabta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug, halkaasoo uu ka…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay diyaar u tahay inay magaalada Gaalkacyo y dirto ciidamo kala dhex gala labada maamul.
Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee xilka sii haya ayaa maanta u baaqday arrin la yaab leh kadib markii xafiiska…
Wasaarada Gaadiidka ee dowladda Soomaaliya ayaa ceymis qasab ah kusoo rogtay Gaadiidleyda magaalada Muqdisho. Agaasimaha Wasaaradda Gaadiidka Cali Gacal ayaa…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa ayaa la sheegay in ujeedada ugu…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa socdaal lama filaan ah ku tegay magaalada Beledweyne ee Gobolka…
Dowladda Somaliya oo Mareykanka ka dalbatay Caddeyn ku saabsan Duqeyntii Gaalkacyo [War-saxaafadeed]
Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa dowladda Mareykanka ka dalbaday caddeyn ku saabsan duqeyntii lagu laayay ciidamo ka tirsan maamulka…
