Browsing: Xukuumadda
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa ka hor yimid go’aan uu soo saaray Guddiga Doorashada…
Safaaradda Soomaalida ee dalka India ayaa soo saartay war-saxaafadeed ku saabsan xaaladda maxaabiista Soomaalida ee ku xiran dalka India.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa laga soo xigtay inuu ka xun yahay xukunka dilka ah ee lagu riday dhalinyaro…
Safiirka Soomaaliya ee dalka India Ebyan Maxamed Saalax (Ladane) ayaa sheegtay inuusan jirin wax xukun ah oo ku dhacay burcad…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ku howlan maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa raadineysa magaca iyo calan…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda xilka sii heysa ee Soomaaliya ayaa War saxaafadeed uu soo saaray uga hadlay xaalada maxaabiis Soomaaliyeed oo burcad…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa magacaabay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka 2016.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay in Shacabka oo la kiciyo, iyadoo loo sheegayo waxybaabo aan jirin, taasoo uu…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in la magacaabay Guddiga Xalinta Qilaafaadka xilliga Doorashooyinka 2016.
Ra’iisal Wasaaraha xukuuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali (Sharmaarke) ayaa qoraal uu soo saaray uu amrayo in hay’adaha ammaanka ay ilaaliyaan nabadgelyada…
Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa jawaab kulul ka bixiyay kiiska dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali (Sharma’arke) ayaa jawaab ka bixiyay dacwada ka taagan xuduudka Badda ee Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa maanta ku sii jeeda magaalade Garowe ee xarunta maamulka Puntland oo uu…
Date : September 19,2016 …
Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran (MHQ) Doorashada 2016 Muqdisho 6-12 Septembar 2016
War-murtiyeed ku saabsan heshiis Madasha Qaran ee Wada-tashiga ku gaareen shirkoodii magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in la shaaciyo maanta.
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amarro cusub oo ku saabsan ammaanka Muqdisho oo maalintii saddexaad bandow dhinaca gaadiidka ah ku…
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya ee waqtigiisa sharciga ahaa sii dhammaanayo ayaa qaaday tallaabo uu ciriiri ku gelinayo Ra’iisal wasaarihiisa kadib markii…
Muqdisho, September 08, 2016 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo shalay isu soo sharxay xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la weydiiyay su’aal…
