Browsing: Xukuumadda
Dowladda Soomaaliya ayaa joojisay Qaadka la keeno Soomaaliya sida uu saxaafadda u sheegay wasiirka Duulista iyo Gaadiidka Hawada Axmed Jaamac…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa ku dhawaaqay goor dhoweyd inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa guddi ka tirsan Q/Midoobay ku heleen lacag uu lunsaday oo halis gelin…
Madaxweynaha dalka Masar ayaa warqadaha Aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya u magacawday dalkaasi ee Cabdiqani Maxamed Waceys.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in shirkii maamul u samaynta gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan uu magaalada Jawhar ka furmi…
Wasiirka Wasaarada Amniga Gudaha Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa war la yaab leh ka soo saaray Ammaanka Hoteelada Muqdisho.
Qarixii weynaa ee shalay ka dhacay Hotelka SYL xilli uu markaas uun dhammaaday shir amniga ku saabsan ayaa keenay xaalad…
Madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareeyay qarixii maanta ka dhacay Hotelka SYL ee Magaalada Muqdisho.
Wasiirka Warfaafint Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka hadlay qarixii maanta ku qabsaday Hotelka SYL oo shir uga…
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Mudane Bashiir Ciise Cali, ayaa shaaciyay in in Bankiga Dhexe ee Soomaaliya laga xaday lacag…
Khasnajigii Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inuu la baxsaday lacag malaayiin ah doolar ah.
Qof rayid ah ayaa ku dhintay, saddex askari oo ilaalo u ahaydna dhaawacyo ayaa ka soo gaaray weerar bambaanooyin loo…
Weerar loo adeegsaday Banbaanooyin ayaa caawa lagu qaaday guri uu degan yahay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali “Sharma’arke” oo sii wada magacaabidda xilal muhiim oo si qarsoodi ah ku socda…
Wasiirka Qorsheynta Xukuumada Soomaaliya c/raxmaan Ceynte ayaa sheegay in Bankiga dhexe ee Soomaaliya wax badan isku dayay in lacago cusub…
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa kala diray shir magaalada Nairobi uga socday qaar ka mida maamul…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa cambaareeyey
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa si qarsoodi ah u nin ay isku heyb yihiin u magacaabay xilka…
Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankii khamiislaha ahaa ayaa ka hadlay qodobo ay kamid yihiin, xaalada siyaasadda dalka iyo…
Kadib qoraalkii kasoo baxay Wasiirka Arrimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo lagu joojiyay banneynta dhul ku yaala degmada Hodon…
