Browsing: Xukuumadda
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay xaaladda Muqdisho iyo dagaalladii ka dhacay saacadihii ugu danbeeyay.
Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa ka dhashay dagaaladii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo qaarkood ay weli socdaan.
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda xilgaarsiinta C/raxmaan Ducale Beyle ayaa sheegay in dowladda aysan wax lacag ah heynin, kadib markii beesha caalamka…
Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa Guddi saraakiil ka kooban 5 xubnood u magacaabay baarista shaqaaqadii ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho 22-kii bishan…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xlilgaarsiinta ayaa ka hadlay shaqaaqadii gacmaha la isula tegay ee maanta ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Xukumadda Federalka ee xilgaarsiinta ayaa u digtay dalalka Jabuuti iyo Kenya oo ay sheegtay inay wadaan qorshe ka dhan ah…
Guddigii la isku khilaafsanaa ee Doorashada oo ay dhistay xukuumadda Federaalka ayaa caawa la kala diray, kadib xaflad uu u…
Xukuumdda xilgaarsiinta ayaa War kasoo saartay xaaladda cakiran ee ka taagan Xaafadda Shiirkole, degmada Hodon ee magalada Muqdisho.
Warsaxaafadeed caawa kasoo baxay wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya ayaa lagu difaacay muddo kordhinta Aqalka hoose u sameeyay Maxamed C/llaah Farmaajo,…
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay Berri oo Talaado ah 13-ka April 2021 ay tahay…
Wasiirkii hore ee Gaadiidka iyo Duulista Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa iska diiday xilka loo wareejiyey ee wasiirka Shaqada iyo Arrimaha…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray wareegto laba wasiir oo ka tirsan xukuumadda xilalkii loogu kala…
Dadaalladii loogu jiray inuu furmo shirkii wadatashiga madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada ayaa rajo la’aan kusoo dhammaaday, kadib markii…
Qoraal ay faafisay warbaahinta dowlada Federaalka ayaa lagu cambaareeyay fal ayc iidamada Puntand xoog u adeegsadeen, kuna rasaaseeyeen dadweyn bannaabax…
Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta ayaa shaacisay inay diyaar u tahay ka qeybgalka shirka Wadatashiga ee xalinta khilaafka Doorashada oo ka…
Xukuumadda Soomaaliya ee xil gaarsiinta ayaa laba toddobaad oo hor leh ku kordhisay xayiraadda saaran goobaha waxbrashada iyo isu imaatinka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa noqday mas’uulkii ugu sareeyay ka qeyb galay Gogosha tacsida Allaha u…
Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa kala saxiixday heshiis deyn cafin ah oo Soomaaliya looga cafinayo qeybtii Talyaaniga ku lahaa, isgoo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya aaska Qaran ee loo sameynayo Allaha…
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareysaya weerarkii Hoobiyayaasha ee lagu bartilmaameedsaday xarunta Xalane ee Muqdisho.
