Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Xukuumdda xilgaarsiinta Somaliya oo Digniin yaab leh u dirtay dalalka Kenya iyo Jabuuti (Ogow Xaqiiqada)

    Xukuumdda xilgaarsiinta Somaliya oo Digniin yaab leh u dirtay dalalka Kenya iyo Jabuuti (Ogow Xaqiiqada)

    April 22, 2021Updated:April 22, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xukumadda Federalka ee xilgaarsiinta ayaa u digtay dalalka Jabuuti iyo Kenya oo ay sheegtay inay wadaan qorshe ka dhan ah madax banananida Soomaaliya.

    Wasiirka Warfaafinta Cismaan Dubbe oo war degdega ka akhriyey TV-ga dowladda ayaa sheegay inay heleen xog ku saabsan in dowladaha Kenya iyoi Jabuuti ay wadaan qorshe ay qoddobo gaara doonayaan inay ugu daraan bayaanka kasoo bixi doona Xaaladda Soomaaliya, kadib shirkii Golaha Amniga iyo Nabadda maanta yeeshay”.

    “Ma aqbaleyno in Dowlado xubno ah Guddiga oo xurguf Siyaasadeed kala dhaxeyso Soomaaliya ay u adeegssadaan ku xadgudubka madax bannaannida dowladda jamhuurioyadda Soomaaliya” ayuu yiri Wasiir Dubbe oo qoraal ka akhrinayey Bayaanka.

    “Ururada annu xubnaha ka nahay, Dibloomasiyiinta shisheeye iyo dalalka aannu leenahay xidhiidhada diblomaasiyadeed waxaan si cad usheegaynaa in xeerarka kasoo baxa Barlamaanku ay yihiin Go’aanka udambeeyay ee sharciga ah ee Jamhuuriyada Soomaaliya, xukuumaduna ay tahay hay’adda fulisa xeerarkaas dastuuriga ah..” ayuu yiri Wasiirka.

    Wuxuu sheegay in Baarlamaanka Federaalka u yahay Hay’adda ugu sareysa dalka oo aan waxba laga bedeli karin go’aanadiisa, taasoo u muuqata in lagu difaacayo muddo kororsigii Maxamed Farmaajo iyo Aqalka Hoose ee Baarlamaanka.

    Tallaabada xukuumadda xilgaarsiinta ayaa timid , kadib markii uu maanta shir gaara arrimaha Soomaaliya ka yeeshay Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika, waxaana jirta cabsi ah in Goluhu dalbado dib ugu laabashada wadahadalkii Heshiiska Doorashada, taasoo meesha ka saareysa Muddo kororsiga.

    Dowladda Soomaaliya ayan soo bandhigin caddeymo ku saabsan eedeynta ay u jeedisay dowladaha Jabuuti iyo Kenya oo hadda xubno ka ah Guddiga Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika.

    Doorashada Dubbe JABUUTI Kenya Midowga Afrika Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiyaha Golaha Amniga Midowga Afrika oo War cusub kasoo saaray Xaaladda Soomaaliya
    Next Article ROOBLE: “Lama aqbali karo dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday Garoonka Aadan Cadde..”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo