Browsing: JABUUTI
Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa war kasoo saaray xaaladda diyaarad juu la socdya agaasimihii hore ee Hay’adda…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii shanaad loo caleemo-saarayaa xilka madaxweynaha dalkaasi oo uu hayay tan…
Xukumadda Federalka ee xilgaarsiinta ayaa u digtay dalalka Jabuuti iyo Kenya oo ay sheegtay inay wadaan qorshe ka dhan ah…
Taliyaha ciidamada dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneral Maxamed Tahliil Biixi ayaa weerar aan hore loo arag oo afka ah…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka horjeedo warbixinta kasoo baxday Guddiga xaqiiqo raadinta IGAD e xiisadda Soomaaliya iyo Kenya.
Waxaa Dekadda magaalada Muqdisho ka shaqo bilaabay Markabkii Ganacsi ee ugu horeeyay oo laga leeyahay dalka Jabuuti, kaasoo isku xiri…
Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow ka duulay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdish, iyagoo kusii…
Dalka Jabuuti ayaa noqday dalka ugu horeeya dalalka Bariga iyo Geeska Afrika ee ay ku sugan yihiin tirada ugu bada…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed iyo xubno ka mida xisbigiisa ayaa magaalada Jabuuti…
Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa deeq lacageed soo gaarsiiyey Guddiga Gurmadka Dowladda Soomaaliya, iyadoo qeyb labaad oo qalab ah ay soo…
Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Soomaaliya iyo Jabuuti oo socdaal ku joogay magaalada Baydhaba ayaa dib ugu laabanaya magaalada Muqdisho, kadib markii ay…
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baaralmaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Houmad ayaa goordhoweyd kasoo degay garoonka diyaaadaha magaalada Muqdisho.
Jaamacadda Carabta ayaa si buuxda u taageertay tartanka ay dowladda Jabuuti ugu jirto kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Amniga…
Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa socdaal wadajir ah ku jooga dalka Jabuuti, waxayna maanta Qasriga madaxtoyada magaalada Djibouti…
Dowladda Somalia ayaa ku taageereysa Jabuuti sidii ay guuleysan lahayd kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo…
