Browsing: Xukuumadda
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa si buuxda loogu taageeray Doorashada ka socota Maamulka Hirshabelle.
Wasiirka cusub ee Gargaarka xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa hadal la yaab leh ka sheegtay xalfad ka dhacday Muqdisho…
Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda cusub ee Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa la shaaciyey in lagu ayiday go’aanadii ay qaadatay…
Wasiiradii Amniga iyo Arrimaha Gudaha oo xilalkii wareejiyey & Ra’iisal wasaare Rooble oo… (Sawirro)
Wasiirada Amniga iyo Arimaha Gudaha xukuumadii hore ee Soomaaliya ayaa maanta xilalka ku wareejiyey wasiirada cusub ee loo magacaabay munaasabado…
Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa fasaxday shaqaalaha dowladda muddo laba maalmood ah.
Wasiirkii hore ee Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa shaaciyey dagaal adag oo isaga iyo Mahdi Maxamed…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magaca ka bedeley waqtiga ‘KALA GURKA’ ah ee ay xukuumadiisa kusoo beegantay, iyadoo dalku doorasho…
Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta codka kalsoonida siyey Xukuumadda cusub ee Soomaaliya iyo Barnaamijkeeda.
Wasiirada sida lama filaanka ah laga reebay Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble waxaa ka mida Wasiirkii Warfaafinta…
Warbaahinta Turkiga ayaa faafisay in Wasiir loo magacaabay mas’uul ku hadla luuqada Turkiga, isla markaana ka baxay Jaamacad ku taalla…
Waxaa socda dadaal ay wadaan wasiirada cusub ee la magacaabay, iyadoo raadinaya sidii ay kalsooni uga heli lahaayeen Baarlamaanka Federaalka.
Golaha Wasiirada xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa xilalkoodii ku waayey 12 wasiir…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay ku dahwaaqay Golaha Wasiirada cusub oo ka kooban 70 xubnood, haddaba…
Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa lagu dhawaaqay, kadib muddo laga sugayey Ra’iisal wasaaraha cusub.
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in goor dhow lagu dhawaaqayo xubnaha cusub e Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal u kala diray madaxda Maamul Goboleedyada dalka.
Dowladaha Somalia iyo Talyaaniga ayaa kala saxiixday heshiis mashruux lagu dhisayo Biyo-xireenka magaalada Beledweyne, iyadoo muddo dheer uu dib u…
Sii-haya Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan ayaa shaaciyay inuu shaqo bilaabay Khad labaad oo Internet ah,…
Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo aan weli ku guuuleysan inuu soo dhiso Golihiisa Wasiirada ayaa dadaal ugu jira inuu…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ee aan weli soo Golihiisa Wasiirada ayaa maanta 15-ka Oktoobar 2020 la shaaciyey…
