Browsing: Xukuumadda
Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinta Berri ee Talaadadda 4-ta June ay ku beegan tahay maalinta…
Midowga Yurub ayaa safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya, waxaana safiirka cusub lagu magacaabaa Nicolás Berlanga Martinez.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sii xoojisay ololaheeda ku saabsan soo bandhigista daraasadda sahanka Gaaska Somalia, Qandaraas bixinta soo saarista shidaalka lagu…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumAdda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar, iyadoo ay halkaasi kusoo dhoweeyeen mas’uuliyiin ka…
Ra’iisul Wasaaraha xukuuamdda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay inay ka hor timid heshiis dhex maray maamulka Puntland iyo shirkad shiinees…
Wasaaradda Batroolka Dowladda Somalia iyo Shirkadda Spectrum Geo Ltd ayaa shaaciyay jadwalka loo qorsheeyay soo saarista shidaalka Soomaaliya ee hore…
Ra’iisal wasaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo gabagabeeyay imtixaankii ku celiska ahaa ee dowladda Somalia oo socday intii…
Iyadoo madaxweynaha Soomaaliya ku sii jeedo daka Boqortooyada Sacuudiga ayaa waxaa dalkaasi gaaray wafdi hordhac ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka…
Wasaaradaha Xukuumadda Somalia oo isku khilaafsan Arrinta Kenya [Wasiir & Safiir shir uga qeybgalay]
Waxaa soo shaac baxay in wasaaradaha xukuumadda Somalia aysan iska war qabin ama isku khilaafsan yihiin qaabka loola macaamilayo dowladda…
Dowlad kale oo reer Yurub ah ayaa lagu dhawaaqay inay aqoonsatay baasaboorka Soomaaliya, siiba qeybihiisa Diblomaasiga iyo Shaqada ee ay…
Dowladda Soomaaliya ayaa aqbashay cudurdaar ay Itoobiya ka bixisay khariirad lagu faafiyey Bogga Wasaaradda Arrimaha Itoobiya ee muranka badan dhaliyey.…
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa shaaciyey inay joojinahaan Baraha Bulshada haddii ay khatar dareemaan, kadib markii…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa bilowday fulinta tallaabo looga jawaabay xayiraadii ay dowladda Kenya kusoo rogtay mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya oo Visa-ha dalkaasi…
Xukuumadda Somalia oo soo saartay Hab-raaca Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada [Akhriso 27-ka Qodob]
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay mabaa’diida iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka dowlad goboleedyada dalka.
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey shan safiir oo cusub, kuwaasoo loo dalacsiiyey xil safiirnimo.
Dowladda Somalia ayaa si kulul u cambaareysay weerar la sheegay in Xuuthiyiinta Yeman ay ku qaadeen dalka Sacuidiga, iyadoo gantaal…
Xuseen Ceelaabe Faahiye oo ahaa Siyaasi ruugcaddaa ah iyo Wasiir hore ayaa ku geeriyooday qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho,…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Somalia ayaa jawaab ka bixisay tallaabooyinka ay dowladda Kenya qaadatay ee ay ku sii xumeyneyso xiriirka labada…
Dowladda Kenya ay si kedis ah u dhaqan gelisay xayiraad cusub oo ay ku soo rogtay mas’uuliyiinta dowladda Somalia ee…
