Browsing: Xukuumadda
Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa amar ku soo rogay Jamaacadaha gaarka loo leeyahay…
Su’aalo badan ayaa ka dhashay socdaalka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ku joogo magaalada Kismaayo , kasoo yimid xilli labada dhinac uu…
Wafdiga Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta lagu martiqaaday degaanka loo dalxiis tago ee Goobweyn, halkaasoo uu…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland, iyadoo si weyn loogu soo…
Xildhibaan Faarax Xasan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Somalia, una dhow madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo farrriin dheer oo isugui jirta…
Dowladda Somalia ayaa tacsi u diray shacabka iyo xukuumadda Itoobiya geeridii ka dhalatay diyaaradii Ethopian Airilines oo ku dhacday duleedka…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay Guddi heer wasiirro ah oo qabanqaabinaya Aaska Qaran ee magaalada…
Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa tacsi u diray Wasiirkii Dastuurka xukuumadda Soomaaliya Marxuum C/raxmaan Xoosh Jibriil oo maanta ku geeriyooday isbitaal…
Wasiirkii Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa la shaaciyay inuu ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta.
Waxaa goor dhoweyd Garoonka magaalada Kismaayo ka degay wafdi hordhac u ah Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo maalinta Berri…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Somalia xasan Cali Kheyre uu maalinta Berri ah tegu…
Maxay ka wadahadleen Madaxda Somalia, Itoobiya iyo Kenya..? [Itoobiya oo War kasoo saartay -SAWIRRO]
Madaxda dowladda Somalia iyo Kenya ayaa ku heshiiyey inay ka wada shaqeeyaan nabadda ayna qaadaan tallaabooyin ay ku xalinayaan arrimaha…
Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ula wareegeysa guddoominta Ururka Jaamacadda Carabta wareegiisa 151-aad, iyadoo muddo lix bilood shir guddoomin…
AKHRISO: Jawaabtii Soomaaliya ka bixisay Qoraalkii ugu danbeeyay ee Dowladda Kenya oo la shaaciyey..
Dowlada Somalia Qoraal jawaab u dirtay Wasaaradad Arrimaha dibadda Kenya oo qoraakii ay soo saartay 21-ka Febraayo 2019 ku dalbaday…
Khilaafkii ugu cuslaa ayaa ka dhex qarxay Wasiiradda Haweenka xukuumadda Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka, kaasoo gaaray eedeyn ba’an…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka jeediyay khudbad kulanka 46,aad ee Golaha Wasiirrada…
Dowladda Kenya ayaa qoraal tacsi ah u soo dirtay Soomaaliya, kaasoo dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed loogu tacsiyadeeyay waxyeeladii ka dhalatay…
Ra’isulwasaare Hassan Ali Khaire oo Warbaahinta Dowladda kala hadlaya Shacabka Soomaaliyeed, 24 saacadood ka dib weerarkii Alshabaab ku qaadeen hoteelo…
Waxaa si weyn baraha bulshada loogu hadal hayaa dood ku saabsan sawirro uu saaka dadka la wadaagay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda…
