Browsing: Xukuumadda
Ra’iisal wasaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa war kasoo saaray dil magaalada Muqdisho loogu geystay ganacsade dhalinyaro ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya inuu halkaasi shir uga furmay Golaha Wasiirada Maamulka Puntland iyo xubnaha kasoo jeeda…
Waxaa goor dhow magaalada Garowe ee Puntland goor dhow ka furmaya doona shirar ay ku yeelanayaan Gllaha wasiirada Dawlada Federaalka…
Khilaaf siyaasadeed oo ka dhashay markii uu Ra’iisal Wasaare Kheyre ka baaqsaday dhagax dhigga dekadda degaanka Garacad ayaa hareeyay magaalada…
Ra’isal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo booqasho ku jooga magaalada Garowe ayaa kulan Gurigiisa kula yeeshay Senator…
Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa looga yeeray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, iyadoo halkaasi uu ku sugan yahay Ra’iisal wasaare…
Siyaasiyiinta Puntland oo qaarkood ay yihiin musharixiin u taagan xilka madaxweynaha maamulkaasi, horena xilal wasiirnimo uga soo qabtay dowladda Soomaaliya…
Wasiirkii hore ee Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cusmaan oo xilka uu dhowaan ka qaaday Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa ka…
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa weerar kulul ku qaaday Ra’iisal wasaaraha Xasan Cali…
Wasaarada Ganacsiga Xukuumadd Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir soo saaray Qandaraas Heshiis Ganacsi ah oo dowladda ay la geyso Shirkadaha sameeya…
Ra’iisul Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray magaalada Qardho ee maamulka Punitland, ayaa la kulmay…
Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo ka mida odayaasha dhaqanka Isimada Puntland ayaa qarxiyey qorshe ay heshiis ku ahaayeen madaxda dowladda…
Baraha bulshada waxaa qabsaday saacadihii ug danbeeyay dood ku saabsan wareysi toos ah oo Telefishanka BBC-da la yeeshay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga degaanada Puntland ayaa ka baaqdsaday qorshe uu ku dhagax…
Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumada federaalka Somalia ayaa Magaalada Muqdisho looga furay tababar soconaya muddo bil ah oo…
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho kadib markii wafdigii madaxweynaha ee tegay…
Munaasabad lagu soo dhoweynayo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdiga uu hogaaminayo ayaa ka socota xarunta maamulka Puntland…
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa xaqiijiyay inuu kulan dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo hoggaanka ugu…
Guddiga arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta kullan su’aalo weydiin ah oo looga hadlayay arrimaha amniga…
Madaxda Sare ee dowladda Soomaaliya ayaa bilaabay qorshe ay ku sameynayaan xisbi siyaasadeed oo ay ku galaan doorashada 2020-ka oo…
