Browsing: Xukuumadda
Magaalada Muqdisho ayaa maanta laga xusay maalinta Midowga Yurub ee 9-ka May iyadoo xaflad lagu maamuusay maalintaasi ay ka dhacay…
Waxaa soo shaac baxay saansaan muujineysa inuu dib u soo noolaaday khilaafkii Maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka Soomaaliya oo toddobaadkan…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Qaramadda Midoobay u qaabilsan…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar ku bixiyey in ciidamadiisii Booliska ee laga keenay lagu celiyo askari xilli…
Faahfaahin dheeraad ah oo laga helay kiiskii is-xambaarka ee uu ku lug lahaa wasiirka Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir…
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo, ayaa caddeeyay mowqifkiisa ku…
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo gaaraya 3 Guuto u diyaarisay sugidda ammaanka Bisha Ramadaan oo Alshabaab ay kordhiyaan weerarrada iyo qaraxayada.
Shir looga hadlayo Dhuxusha iyo arrimaha ka dhasha ee nabaadguurka ayaa ka furmay magaalada Muqdisho , iyadoo ay soo qabanqaabisay…
Guddoonka Baarlamaanka ayaa isugu yeeray xidhibaannada oo al ogeysiiyey inuu jiro kulankii caadiga ahaa ee Baarlamaanka maalinta Berri ah ee…
Shir aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho, iyadoo uu…
Shirkii Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Turkiga ee dhowaan ka dhacay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa la sheegay inay ka…
Ra’iisal Wasaare Kheyre oo si lama filaan u tegay Dalka Turkiga, kuna soo laabtay Muqdisho [Sawirro]
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si lama filaan ah u tegay dalka Turkiga, isagoo soo xiray shirkii…
Qaar ka mida Wadooyinka oo la xiray & Dowladda Somalia oo diyaarisay Ciidamada Amniga Bisha Ramadaan
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xiray qeybo ka mida Wadooyinka Muqdisho, iyadoo loo diiday isu socodka Gaadiidka.
Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay magaca shakhsiga ka dambeeya afduubka gabar kalkaaliso caafimaad ah oo u dhalatay dalka Jarmalka, una shaqaysa…
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa si weyn u difaacday qaabkii loola dhaqmay ciyaaryahannada xulka…
Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa ku guuleystay xilka guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, kadib loolan adag oo…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali khayre ayaa magaalada Brusseals kula kulmay Wakiilka Midowga Europe uqaabilsan Arrimaha Dibada iyo Amaanka Federica…
Shirka Caalamiga ay ee arrimaha Amniga soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Brussels ee dalka Belguim, iyadoo uu guddoominayo…
Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan iskaashi iyo arrimaha duulimaadka Hawada.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku sii jeeda dalka Belgium.
