Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»K/Galbeed»Caddeyn: Dowladda Somaliya oo saddex War kasoo saartay Weerarkii Bariire [Farmaajo oo la noqday tacsi]

    Caddeyn: Dowladda Somaliya oo saddex War kasoo saartay Weerarkii Bariire [Farmaajo oo la noqday tacsi]

    August 25, 2017Updated:August 25, 20172 Mins Read K/Galbeed
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saddex War oo kala duwan kasoo saartay Weerarkii Degaanka Bariire ee Gobolka Sh/hoose ka dhacay.

    Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng. Yariisow oo ugu horeyn war kasoo saaray dhacdadan ayaa sheegay in howlgal Ciidamada xoogga dalka iyo ciidamada caalamiga ku qaadeen agagaarka Bariire ay ku dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab.

    “Ciidamada xoogga dalka waxay saaka subax howl gal ku qaadeen beer ku taal Bariire oo la ogaa inay ku sugnaayeen Al-Shabaab, Al-Shabaab waxay bilaabeen inay askarteena soo toogtaan, kaddib markii ay galeen beerta, shaqsiyaadka soo tooganayay Askarta waxay ahaayeen Al-Shabaab ee ma aheyn beeraley, waxaan la hadalnay beerleysa deegaanka, waxaa la hadalnay beeraleyda deegaanka waxaa ku amarnay inay hubkooda guryaha dhigaan” ayaa lagu yiri qoraalka Wasiir Yariisow ku qornaa English, isagoo soo xigtay Generaalkii hoggaaminayay howl galkaas oo lagu magacaabo Generaal Sheegow.

    Wasiir Yariisow ayaa markaas kadib warbixintaasi iyo warka saxaafadeed ka saaray Boggiisa Facebook arrimo aan la ogeyn dartood, wuxuuna ku bedelay inuu baaritaan socdo. Qoraal kale waxay ku sheegtay haddana isla wasaaradda Warfaafinta in qasaare shacab gaaray uu jiro.

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qoraal tacsi ah la soo dhigay boggiisa Facebook Madaxweyne , iyadoo Farmaajo u tacsiyadeeyay dadkii lagu dilay Bariire, isla markaana sheegay dowladda ay baaritaan ku sameyneyso, laakiin daqiiqo kooban kadib ayaa qoraalkaasi isna hawada laga saaray.

    Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa VOA-da u sheegay in howlgalka ay qaadeen ciidamada Milateriga oo aanay ku lug lahayn ciidamo kale, isla markaana dadka la weeraray ay ahaayeen dabley hubeysan oo ciidamada rasaas kala hor yimid.

    Dowladda Soomaaliya ayaa kiiska Bariire uu ku noqday imtixaan isagoo keenay inay isku dhex yaacaan wasiirada iyo xafiiska madaxweynaha oo isaga hor yimid kiiskan oo xaqiiqadiisa lagu ogaan doono heerka uu gaarsiisan yahay iska warqabka madaxda dowladda.

    QORAALKA WASIIR YARIISOW EE LALA NOQDAY

    TACSIDA MADAXWEYNAHA EE LALA NOQDAY

    DHAGEYSO WAREYSIGA WASIIRKA GAASHAANDHIGGA

    Wasiirka Gaashaandigga: “Dadka lagu dilay Bariire waxay ahaayeen dad hubeysan oo dagaalamay..” [Dhageyso]

    SAWIRRO: Meydadka dadkii lagu laayay Sh/hoose oo la keenay Muqdisho [Digniin]

    Bariire Dad la laayay Farmaajo Top Wasiir Yariisow Wasiirka gaashaandhigga Weerarkii Bariire
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiirka Gaashaandigga: “Dadka lagu dilay Bariire waxay ahaayeen dad hubeysan oo dagaalamay..” [Dhageyso]
    Next Article Wasiir Yuusuf Garaad oo War kasoo saaray Weerarkii Bariire [Kadib Maxaa dhacay?-AKHRISO]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo