Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, July 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Ciidamada AMISOM oo dad shacab ah ku laayey magaalada Marka & xiisad ka dhalatay

    Ciidamada AMISOM oo dad shacab ah ku laayey magaalada Marka & xiisad ka dhalatay

    July 21, 2015Updated:July 21, 20151 Min Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Howlgal aya ciidamada AMISOM maanta ka sameeyaan magaalada Marka ee gobolka SH/Hoose ayay ku dileen 7 ruux oo rayid ah iyagoo ku dhaawacay 6 kale sida uu xaqiijiyay mas’uuliyiinta dowladda ee magaalada Marka oo ah guddoomiyihii hore ee Marka.

    Askari_AMISOM_Marka

    Arrintan  ayaa ka danbeysay markii xalay bam lagu weeraray Booyad ay lahaayeen ciidamada AMISOM oo la sheegay inay khasaare dhimasho iyo dhaawac ka soo gaareen. Dadka ciidamada AMISOM dileen waxaa kamida haweeney iyo waayeel, iyadoo magaalada xaalkeedu kacsan yahay ayna hareysay murugo.

    Ciidamada AMISOM ayaa guryaha ugu galay dadka ay dileen iyagoo rasaas ku furay, waxaana dadka dhintay ka mida laba walaalo ah iyo laba haween ah, dhaawacyadii la geeeyay isbitaalka Marka ayaa la sheegay inay laba ruux ka dhinteen. Dadka rayidka ah ee magaalada ayaa ku waramay in dadka dhintay ee ciidamada AMISOM ay gaarayaan 13 ruux.

    Falka ay ku kaceen ciidamada AMISOM ayaa caadi ka noqday magaalada Marka oo markii weerar lagu qaadaba ay rasaas ku furaan dadka shacabka ah, taasoo keenta qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

    AMISOM ayaan wax war ah ka soo saarin dilka ay ciidamada ka geysteen Marka, sidoo kale Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda Federaalka ayaa ku gaabsatay inay baareyso waxa ka dhacay halkaasi.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    AMISOM Marka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMushaarka shaqaalaha iyo saraakiisha dowladda oo la dhimayo (Akhri wax ka bedelka Miisaaniyadda 2015)
    Next Article Guddiyada Doorashooyinka iyo Xuduudaha oo maanta lagu hor dhaariyay Baarlamaanka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo