Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Ciidamadii Mareykanka ee Trump u diray Kuuriyadda Waqooyi oo jiho aan la fileyn u wareegtay [Warbixin]

    Ciidamadii Mareykanka ee Trump u diray Kuuriyadda Waqooyi oo jiho aan la fileyn u wareegtay [Warbixin]

    April 19, 2017Updated:April 19, 20172 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Markabka qaado diyaaradaha dagaalka iyo mid ka ciidamada ee Mareykanka ayaa la sheegay in aysan aadin dhanica Kuuriyada Woqooyi.Waxaa soo baxayo warar sheegaya in maraakiibtaasi dagaal ay aadeen dhinac kale oo ka duwan meeshii uu sheegay Donald Trump.

    Ciidamada badda ee Mareykanka waxay sideedii bishan sheegeen in ay u jiheysteen dhanka gacanka Kuuriya, si Kuuriyada Woqooyi ay cadaadis u saaraan.

    Isbuucii tagay, madaxweyne Trump wuxuu sheegay in ciidamadooda loo yaqaano ‘armada’ uu u diray Kuuriyda Woqooyi.

    Laakiin Waxaa lagu warramayaa in maraakiibta dagaalka ee Mareykanka ay aadeen dhanka Sunda ee badweynta Hindiya.

    Mareykanka hadda wuxuu sheegayaa in marka hore ay tababar la soo sameyn doonaan ciidamada Australia.

    Militariga hadda waxay u sii socodaan dhanka Galbeedka badda Pacific-ga, sida lagu amray. Waxa sidaasi sheegay sarkaalka hogaaminayo.

    Ma cadda in ay ulakac tahay ama khiyaano tahay in Mareykanka uu ka soo noqdo jihada North Korea.

    Waxay noqon kartaa in ujeedada ay ahayd in la cabsi geliyo hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi Kim Jong-un. Sidoo kale waxaa lagu tilmaami karaa isfahan la’aan dhexmartay ciidamada Mareykanka iyo Madaxweynahooda.

    map

    Kuuriyada Woqooyi iyo Mareykanka ayay dood kulul dhexmartay dhowaan, sidoo kale dhaqdhaqaaqa ciidamada Mareykanka ayaa sare u qaaday shakiga ah in Mareykanka uu doonayo in uu dagaal billaabo.

    Dhanka North Korea, waxay bilowday diyaarinta ciidamadeeda, waxayna sameeyeen dhoolatus ay ku soo bandhigeen awoodooda ciidan iyo midda hubka.

    Waxay sidoo kale North Korea tijaabisay gantaal, taas oo u muuqatay in ay ugu jawaabeyso Mareykanka.

    Talaadadii, Mareykanka wuxuu Kuuriyada Woqooyi ku eedeeyay iskudey ah “in colaad ay billaabato”, ayadoo xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka James Mattis uu tijaabada gantaalada ku sheegay mid taxadar la’aan ah.

    Wuxuu Mattis sheegay in Mareykanka uu si dhow Shiinaha ugala shaqeynayo tallaabada laga qaadayo Kuuriyada Woqooyi.

    Maamulka Pyongyang wuxuu sheegay in isbuuc kaste uu hal gantaal tijaabindoono, wuxuuna ku hanjabay “dagaal aan waxba la isula hari”, haddii Mareykanka uu duullaan qaado.

    “Haddii Mareykanka uu qorsheynayo duullaan militari, waxaan uga jawaabi doonnaa nukliyer”, ayuu yiri ku xigeenka wasiirka arrimaha dibadda ee North Korea, Han Song-ryol.

    Australia Caalamka Korean peninsula North Korea US 'armada'
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal wasaare Kheyre oo kormeer kedis ah ku tegay Wasaaradda Maaliyadda [Sawirro]
    Next Article Mooshinkii Saldhigga Imaaraadka ee Berbera oo dusha loo saaray Xukuumadda Xasan Kheyre [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo