Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 29
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»C/raxmaan C/sharkuur: “Heshiiska MOU ee aan saxiixay wuxuu difaacayaa danaha Soomaaliya” [JAWAAB]

    C/raxmaan C/sharkuur: “Heshiiska MOU ee aan saxiixay wuxuu difaacayaa danaha Soomaaliya” [JAWAAB]

    September 20, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirkii hore ee Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah C/raxmaan C/shakuur Warsame oo hadda ah Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa jawaab ka bixiyay eedeynt loo jeediyay ee ah inuu Badda Soomaaliya iibsaday.

    Musharax ayaa ololaha ka socda baraha bulshada ee dhanka ah isaga, Cumar C/rashiid iyo Sheekh Shariif ku sheegay inay wadaan kooxo abaabulan oo u adeegaya musharixiin kale. Isagoo ku dooday in heshiiska uu saxiixay ee  MOU uu yahay mid difaacaya wax uu ku sheegay danaha Soomaaliyeed ee qalfoof badeedka.
    Craxmaan Cshakur

    HOOS KA AKHRI JAWAABTA C/RAXMAAN C/SHAKUUR


    1- Waxaan aad ugu kalsoonahay kartida iyo xirfadda garyaqaanadda Soomaaliya u metelaya dacwadda Maxkadda Caalimga ee Heeg ka socota.

    2- Waxaan ku kalsoonahay in MoU aan saxiixnay 2009 uu difaacayo danaha Soomaaliya khuseeyana qalfoof badeedka ( continental shelves) oo uu san shaqo ku lahayn xuduud badeed (Maritime bounders). Waxaan taas cadayn doona dooda Qareenadda Soomaaliya metelaya. MoU wuxuu fure u yahay in dacwadda Maxkadda la keeno maadaama wadooyinkii wadahadalka ay soo xirmeen.

    3- Waxaa baraha warbaahinta ka socda dacaayad iyo Olole siyaasadeed oo ka dhan Aniga, Shiekh Sharif iyo Cumar C/rashiid kasoo ay wadaan kooxo abaabulan, oo uu adeegaya musharraxiin kale. Waxaa haboon in aan Qadiyad heer Qaran joogta hanti qaranna ah loo adeegsan Olole doorasho oo lagu dhawaacayo sumcadda iyo sharafta masuuliyiin iyo musharraxiin kale. Madaxda iyo Musharraxiinta arrinkaan ku hawlan Waxaan leenahay “Waa ceeb in aad biyo calaw ah ka kaluumaysataan”.

    4- Maadaama aan dan guud ka shaqayno waxaan u bareeenay in aan dulqaad u yeelano aflagaadadda, been abuurka iyo buhtaanka, waana wado na looka horeeyey. Sayidunaa Caa’isha ayaa lagu been abuurtay ilaa heer Nabiga iyo xigtadiisa ay ku kala dhinteen, markii danbe uu Ilaaheey beri yeelay. Waxaan ugu baaqaynaa in aan laga hordhicin dooda qareenadda lagana warsugo jawaabta ay bixiyaan.

    5- Waxaan diyaar u ahayn in si buuxda u qaado masuuliyadda wixii aan ku gabood falnay, Waa in sidaasoo kale aan wixii guul ahna aan abaalkeeda u yeelanaa.

    GOOBJOOGE.COM

    C/raxmaan C/shakuur Hague Kenya-Somalia Kiiska Badda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleOdayaal iyo Siyaasiyiin Beledweyne uga dhawaaqay dhismaha Maamul Goboleed cusub
    Next Article Musharax Jibriil Ibrahim Cabdulle: Muxuu uga duwan yahay Xasan Sheekh..? [Qiimeynta Musharaxa]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo