Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Cumar C/rashiid oo loo magacaabay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya (Taariikh nololeedkiisa)

    Cumar C/rashiid oo loo magacaabay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya (Taariikh nololeedkiisa)

    December 17, 2014Updated:December 17, 20143 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    XAFLADII MAGACAABIDDA RA'IISAL WASAARAHA CUSUB CUMAR C/RASHIID CALI
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xafladda magacaabidda Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa ka bilaabatay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, iyadoo dhammaan xubnaha golaha wasiirada loogu yeeray inay ka soo xaadiraan xafladda oo ka dhaceysay xarunta madaxtooyada.

    Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay maqribnimadii maanta magacaabista Cumar C/rashiid isagoo ka codsaday inuu soo dhiso xukuumad gole wasiiro  ka kooban. Xafladda oo ahayd mid kooban waxaa goobjoog ahaa oo ka dhex muuqday xubno badan oo ka mida golayaasha wasiirada iyo wasiirada oo ay ku jiraan xubno xilka ra’iisal wasaaraha rajo ka qabay.

    Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke  ayaa loo magacaabay xilka Ra’iisal wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya isagoo hayay safiirka Soomaaliya u jooga dalka Mareykanka.

    “Ambassador waad garaneysaan waa safiirkeenii Mareykanka shaqo fiican ayuu ka soo qabtay, Ra’iisal wasaare hore ayuu dalka ka soo noqday, waxaan rajeynayaa in howshii socotay oo sii wadi doono, ayna ku qaadan doonin waqti dheer” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

    Ra’iisal wasaaraha la magacaabay Cumar C/rashiid ayaa uga mahad celiyay magaaabidiisa madaxweynaha, wuxuuna intaas raaciyay balanqaad uu sheegay inuu halkii ka sii wadi doono howshii socotay iyo hiigsiga 2016-ka,

    This slideshow requires JavaScript.

    Ra’iisal wasaaraha cusub ayaa lagu wadaa in Baarlamaanka la horgeeyo inkastoo uu socdo mooshin la doonayo in lagu dalbado mar qura in la keeno Baarlamaanka Raiisal wasaaraha, xukuumadiisa iyo qorshaheeda.

    Taariikh nololeedkii ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke

    Cumar C/rashiid CaliCumar C/rashiid Cali Sharma’arke wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho sanadkii 19/06/ 1960kii.

    CURRICULUM VITAE

    Cumar-Cabdirashiid-Cali-Sharmaarke
    Cumar-Cabdirashiid-Cali-Sharmaarke

    Name: Omar A.A. Sharmarke
    Date of Birth June 19, 1960
    Marital Status: Married
    Gender: Male
    Nationality: Somali
    E-mail: [email protected]

    EDUCATION:

    · Masters of Arts in Political Economy, Carleton University , Ottawa , Ontario , Canada (2000).
    · Bachelor of Arts (High Honors) in Political Science, Carleton University , Ottawa , Ontario , Canada (1998).
    · Bachelor of Arts in Economics, Somali National University , Mogadishu , Somalia (1984).

    EMPLOYMENT:

    Somali Ambassador to USA- Washingtion  2014

    Somali Interim Prime Minister 2009-2010

    Transitional Federal Government (TFG) of Somalia
    Foreign Policy Advisor, Oct. 2007.

    United Nations (UN)
    Political Adviser, Darfur-Darfur Dialogue and Consultations (DDDC),
    Seconded to the African Union Mission in Sudan (AMIS), Sep. 2006 – Sep. 2007.

    United Nations (UN)
    Political/ Civil Affairs Officer, Civil Affairs Division, UNMIS,
    Sudan, Jan. 2006 – Aug. 2006.

    United Nations (UN)
    Political/Civil Affairs Officer, Civil Affairs Division, UNAMSIL,
    Sierra Leone, Aug 2000 – Dec 2005.

    Center for Peace and Democratic Initiatives (CPDI)
    Director of Africa Program, Ottawa , Canada , Mar. 1993 – June 2000
    East Africa Project Coordinator, Ottawa , Canada , July 1992 – Feb. 1993.

    Somali Development Bank,
    Project Consultant, Mogadishu, Somalia Jan. 1988 – Dec. 1990.

    Coca Cola, Somali Bottling Company Ltd.
    Consultant and Member of Board of Directors,
    Mogadishu, Somalia, Sep. 1984 – Dec. 1990.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    Cumar C/rashiid oo ;a magacaabay
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Xafladii Magacaabidda Ra’iisal wasaaraha oo ka bilaabtay Madaxtooyada
    Next Article Madaxweyne Xasan Sheekh oo beri Kismaayo u tegaya xiisad ka dhalatay Ra’iisal wasaaraha cusub (Xog)

    Related Posts

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Taliyeyaashii Dhulka iyo Ciidamada Gaarka ah oo Xilalkii laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

    November 3, 2024

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    Madaxda Dalalka Somaliya, Masar iyo Eritrea oo ku shirsan Asmara iyo Isbaheysi cusub..

    October 10, 2024

    Golaha Wasiirada oo ansixiyay Magacaabista Laba Safiir oo cusub (Akhriso Magacyada)

    September 18, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo