Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xog cusub»Madaxweyne Xasan Sheekh oo beri Kismaayo u tegaya xiisad ka dhalatay Ra’iisal wasaaraha cusub (Xog)

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo beri Kismaayo u tegaya xiisad ka dhalatay Ra’iisal wasaaraha cusub (Xog)

    December 17, 20142 Mins Read Xog cusub
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalinta beri ah ee Khamiista ku wajahan magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka KMG ah ee Jubba, Safarka madaxweynaha ayaa wararka laga helayo madaxtooyada sheegayaan inuu ka dhashay xaalad ka dhalatay magaacidda Cumar C/rashiid loo magacaabay Ra’iisal wasaare.

    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD

    Maamulka Jubba iyo Beesha Axmed Madoobe kasoo jeedo ayaa hore looga balan qaaday in jagadaasi loo magacaabi doono, waxaana loo xulay wasiirka maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane oo marar badan ku talogalay kuna seexday inuu yahay ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Waxay arrintii is bedeshay waqtiyadii ugu danbeeyay kadib markii culeyso kala duwan la saaray madaxweynaha iyo kooxdiisa.

    Maamulka Jubba iyo Beesha Axmed Madoobe iyo Xuseen Cabdi Xalane oo si weyn uga carooday inuu madaxweynaha balamo badan uga baxay kana tirsanaya dhibaatooyin is biirsaday ayaa keentay inuu madaxweynaha socdaal ku aado Magaalada Kismaayo maalin qura kadib markii uu ra;iisal wasaare u magacaabay Cumar C/rashiid.

    Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu tanaasulaad badan u sameeyo beeshaasi, lana siiyo jagooyin isugu jira wasiir iyo wasiiru dowleyaal, waxaana ku wehlin doona socdaalka Faarax Sheekh C/qaadir oo ahaa ninkii ka soo shaqeeyay heshiiskii dowladda iyo Axmed Madobe ku dhex maray dalka Itoobiya.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    Kismaayo Madaxweyne Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCumar C/rashiid oo loo magacaabay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya (Taariikh nololeedkiisa)
    Next Article Faarax Sheekh C/qaadir oo kala dooranaya jagooyinka Ra’iisal wasaare ku xigeen ama Gudoomiye ku xigeen Baarlamaan (Xog qorshe cusub)

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    XOG: Saldhigga Dayax-Gacmeedyada Turkiga iyo Dhul Xeebeedka Dowladda Somaliya bixisay

    September 13, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo