Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, July 1
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Daahfurka wadashaqaynta Garsoorka JFS iyo Barnaamijka balaarinta adeegyada Marin u helida Cadaaladda

    Daahfurka wadashaqaynta Garsoorka JFS iyo Barnaamijka balaarinta adeegyada Marin u helida Cadaaladda

    September 21, 2020Updated:September 21, 20203 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    War Saxaafadeed

    Xafladda daahfurka is-afgaradka wadashaqaynta Garsoorka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Barnaamijka balaadhinta adeegyada Marin u helida Cadaaladda

    Goobta: Muqdisho, Soomaaliya

    Waqtiga: Isniin, 21ka Sebteembar, 2020

    Maanta waxaa is-afgarad wadashaqayneed gaadhay Garsoorka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Barnaamijka Ballaadhinta Adeegyada Marin u helida Cadaaladda. Iyadoo la tixraacayo is-afgaradka, Barnaamijka Ballaadhinta Adeegyada Marin u helida Cadaaladda ee Soomaaliya wuxuu wadda shaqayn dhaw la yeelan doonaa garsoorka si kor loogu qaado loona balaadhiyo adeegyada cadaalada ee dalka. Gaar ahaan, Barnaamijka Ballaadhinta Adeegyada Marin u helida Cadaaladda wuxuu qorshaynayaa inuu ka taageerto Garsoorka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya dadaalka uu ugu jiro horumarinta waxqabadka maxkamada, iyadoo dhanka kalena siineysa Garsoorka fursad tababar iyo tijaabinta habab badan oo lagu horumarinayo adeeg bixinta, oo ay ku jiraan adeegsiga guddiga macmiilka maxkamadaha iyo madasha garsoorayaasha.

    is-afgaradkan waxaa lagu saxeexay, xaflad uu goobjoog ka ahaa Mudane. Baashe Yuusuf Axmed, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Garsoorka Soomaaliya, iyo Madaxa Barnaamijka Ballaadhinta Adeegyada Marin u helida Cadaaladda, Mudane Anton Pestana.

    “Maanta, Garsoorka Soomaaliya iyo Barnaamijka Ballaadhinta Adeegyada Marin u helida Cadaaladdu waxay bilaabeen iskaashi loogu talagalay balaadhinta caddaaladda Soomaaliya. Waxaan ku faraxsanahay inaan saxeexnay is-afgarad wadashaqayneed oo aan la galnay Barnaamijka Ballaadhinta Adeegyada Marin u helida Cadaaladda oo dejinaya ujeedooyinka iskaashiga. Waxaan xaqiijinayaa sida ay iiga go’antahay inaan sii wado ka shaqeynta hagaajinta adeegyada maxkamadaha, ilaa inta ay noqonayaan kuwo uu heli karo, awoodina karo, cadaalad iyo waxtarna u leh qof walba oo Soomaaliyeed. Waxaan sidoo kale fursaddan uga faaidaysanayaa in aan u mahad celiyo USAID, oo ah deeq bixiyaha Barnaamijka balaadhinta adeega Marin u helida Cadaaladda, sida hagar la’aanta ah ee ay uga go’an tahay inay taageeraan caddaaladda Soomaaliya” ayuu yidhi Mudane. Baashe Yuusuf Axmed, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya.

    “Barnaamijka balaadhinta adeega Marin u helida Cadaaladda waxaa ka go’an inuu taageero Garsoorka iyadoo mudaanta la siinayo dib-u-habeynta garsoorka iyo toosintiisa, Iyadoo loo marayo iskaashigan maanta la saxeexay, Barnaamijka balaadhinta adeega Marin u helida Cadaaladda wuxuu taageeri doonaa Garsoorka gaar ahaan maxkamadaha degmooyinka Muqdisho. Isku soo wada duuboo, dadaalladaani waxay xoojinayaan iskaashiga ka dhexeeya dhammaan lakabyada caddaaladda iyo bulshada. Barnaamijka balaadhinta adeega Marin u helida Cadaaladda wuxuu sidoo kale ka taageeri doontaa Garsoorka qabashada madal garsooreyaasha ah oo fursad u siin doona garsoorayaasha Soomaaliya inay gacan ka geystaan horumarinta adeeg bixinta ee maxkamadahooda” ”ayuu yidhi Madaxa Barnaamijka balaadhinta adeega Marin u helida Cadaaladda, Anton Pestana.

    Dhammaad

    Ogaysiin Tifatirayaasha

    Faahfaahinta sooyaalka Barnaamijka balaadhinta adeega Marin u helida Cadaaladda raadraaciisa ayaa ku lifaaqan warsaxaafadeedkan.

    Macluumaad dheeri ah oo ku saabsan Hawlaha Barnaamijka balaadhinta adeega Marin u helida Cadaaladda iyo waxqabadkiisa waxaa kala socon kartaa baraha bulshada sida:

    Twitter: @EAJProgram
    Website: https://www.eajprogram.org/
    Email: [email protected]

    Waydiimaha warbaahinta fadlan la xidhiidh:Barnaamijka balaadhinta adeega Marin u helida Cadaaladda Soomaaliya

    Mudane Christopher Mwangi
    [email protected]
    Moobayl: + 254720376376
    Email: [email protected]

    adeegyada Marin u helida Cadaaladda Garsoorka Maxkamadda sare
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSomaliland oo Beesha Caalamka u dirtay Mowqifkeeda Doorashada Soomaaliya (Akhriso)
    Next Article Deni, Qoorqoor & Axmed Madoobe oo xildhibaannada beelahooda taageero uga raadinaya Ra’iisal wasaare Rooble

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo