Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir C/raxman C/shakuur ayaa shir jaraa’id ku qabtay albaabka hotel Maka Almukarama ee wadadda dhexdeeda.
Wuxuu ka hadlay amarkii dowladda Somalia ku joojisay xaflad lagu soo xiri lahaa tababar uga socday hotelka Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho.