Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magaalada Istanbul kula kulmay Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Hamad Althani.
Kulanka oo ka barbar dhacday shirka madaxda islaamka ee magaalada Istanbuul oo looga hadlayo xaalada magaalada Qudus ayay labada dhinac uga wadahadleen xiriirka Soomaaliya iyo dalka Qatar iyo iskaashiga labada dal.
Labada hoggaamiye ayaa dalka Turkiga u tegay ka qeybgalka shirka ururka Islaamka ee uu ku baaqay madaxweynaha Turkiga.
#فيديو: صاحب السمو الشيخ تميم بن حمد آل ثاني يستعرض مع فخامة الرئيس الصومالي تعزيز العلاقات الثنائية وعدد من القضايا المشتركة. #جريدة_الراية_القطرية #قطر pic.twitter.com/Beso6mJofR
— الراية القطرية (@alraya_n) December 13, 2017