Masjid ku yaala degaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa maanta ku dumay shaqaale dhisme ka waday oo ku dhex sugnaa iyadoo dhaawacyo u badan kuwo fudud ay ka soo gaareen ilaa 3 shaqaale ahaa.
Ma jirin wax dhimasho ah oo shilkaasi sababay marka laga reebo dhowr qof oo la dhigay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho.
DAAWO SAWIRRADA MASJIDKA DUMAY
Wadani.com