Waxaa soo baxay sawiradii ugu horeeyay ee laga helo qasaarihii dagaal ee gaaray kooxda Alshabaab weerarkii ay ku qaaday saldhigyada ciidamada Itoobiya ee AMISOM iyo ciidamada dowladda Federaalka ee degaanka Halgan, Gobolka Hiiraan.
Weriyeyaal lagu waday in galabta ay gaaraan aagga dagaalka ayaa socdaalkooda la joojiyay sabab aan la garaneyn darteed, waxaana goobta tegay wafdi uu horkacayo guddoomiyaha Hiiraan Yuusuf Dabageed iyo saraakiil la socota
DAAWO SAWIRADDA

Sawirrada: SONNA