Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»DAAWO: Nolosha Madaxweynihii Zimbabwe Robert Mugabe oo Sawirran

    DAAWO: Nolosha Madaxweynihii Zimbabwe Robert Mugabe oo Sawirran

    November 22, 20172 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
    Robert Gabriel Mugabe waxa uu waxbarashadiisa ku qaatay iskuul kaniisad leedahay, kadibna waxa uu u tabobartay macalinimo, isaga oo ka qalinjabiyay jaamacadda Fort Hare (Koonfur Afrika), oo ahayd jaamacaddii Nelson Mandela uu wax ku bartay. 1958 ayuu aaday in uu ka shaqeeyo Ghana.
    Sally Hafron Circa 1955 (Bidix), Robert Mugabe in 1976 (Midig)
    Waxa ay kulmeen xaaskiisii koowaad Sally Hafron oo ay is guursadeen 1961.
    Robert Mugabe iyo Joshua Nkomo oo ku sugan Lancaster House, London.
    Markii xabsiga laga soo siidaayay 1974, waxa uu noqday hoggaamiye caan ah oo jabhad ah dagaalkii lagula jiray xukunka caddaanka tirada yar isaga iyo halgamaagii Joshua Nkomo (Midig)
    Askari xornimo u doodkii ka tirsan oo meel taagan March 04, 1980 in Lupane camp
    Waxay aqbaleen in ay hubka dhigaan, kadibna waxa ay ku guuleysteen doorashadii dhacday 1980-kii.
    Robert Mugabe oo shir jaraa'id ka hadlaya , 6dii March 1980
    Robert Mugabe ayaa Zimbabwe ku laabtay lix todobaad uun ka hor doorashii kadib 10 sano oo musaafuris ku maqnaa, kadib waxa uu noqday Ra’isulwasaare dowlad wadaag ah.
    Madaxweynihii Cuba Fidel Castro (dhexda) oo ay wada qoslayaan madaxweynihii hore ee Zimbabwe Canaan Banana (Midig) iyo Ra'isulwasaarihii Zimbabwe Robert Mugabe (Bidix) kadib booqashadii uu ku tagay Harare 31 August 1986
    Madaxweynihii Cuba Fidel Castro (dhexda) oo ay wada qoslayaan madaxweynihii hore ee Zimbabwe Canaan Banana (Midig) iyo Ra’isulwasaarihii Zimbabwe Robert Mugabe (Bidix) kadib booqashadii uu ku tagay Harare 31 August 1986
    Margaret Thatcher iyo Robert Mugabe sanadkii 1980
    Mugabe waxa uu xiriir dhow la lahaa Ra’isulwasaarihii Britain Margaret Thatcher
    Mugaben ayaa guursaday Grace Marufu, sanadkii 1996 sanado kadib markii ay geeriyootay xaaskiisii koowaad. Waxa ay isu hayaan labo wiil.
    Mugabe ayaa guursaday Grace Marufu, sanadkii 1996 sanado kadib markii ay geeriyootay xaaskiisii koowaad. Waxa ay isu hayaan labo wiil.
    Caruur iskuul ku sugan beer ku taala meel Harare u jirta 40km taas oo loo bixiyay
    Kadib markii dowladdii Tony Blair ee UK ay diiday in ay maalgaliso siyaasaddii dhulka ee muranka badan dhalisay 1997-dii, iyo markii uu ku guuldaraystay aftidii la qaaday 3 sano kadib , maleeshiyaad Mugabe taabacsan ayaa weeraray lana wareegay beerihii caddaanka
    Madaxweyn Robert Mugabe xaaskiisa Grace oo ka qeybgalaya xaflad magaalada Gweru, Zimbabwe -1 September 2017
    Mugabe ayaa badalay labiskiisii, wuxuuna bilaabay in uu xirto dhar lagu xardhay calanka dalkaas
    Isaga oo 83 jir ah ayuu u dabaaldagayaa dhalashadiisa gudaha Harare, Zimbabwe - 21 February 2007
    Sanad kasta xisbiga Zanu-PF ayaa xaflad dhalasho u dhigi jirey Mugabe, waxayna noqotay wax caado ah
    Waa toorte weyn oo lagu xusayo sanad guuradiisa dhalasho ee 92 jirka markii uu noqday
    Waa toorte weyn oo lagu xusayo sanad guuradiisa dhalasho ee 92 jirka markii uu noqday, 2016-kii.
    Waraaqo muujinaya sawirka Mugabe xili lagu jirey ololaha doorashada sanadkii 2008-dii
    Waraaqo muujinaya sawirka Mugabe xili lagu jirey ololaha doorashada sanadkii 2008-dii, balse lagu kor xardhay magaca xisbiga mucaaradka
    Gabadha kaliya ee uu dhalay Bona Mugabe oo qalin jabinaysa 16-kii November, 2015-kii.
    Gabadha kaliya ee uu dhalay Bona Mugabe oo qalin jabinaysa 16-kii November, 2015-kii, dalka Singapore.
    Mudaaharaadayaal kasoo horjeeda Mugabe
    Mudaaharaadayaal kasoo horjeeda Mugabe
    Ciidammada Zimbabwe markasta waa ay barbar taagnaayeen Mugabe, halkan waa dabaaldega sanadguuradii 28-aad ee xornimada Zimbabwe Bishii April, 16, 2008.
    Ciidammada Zimbabwe markasta waa ay barbar taagnaayeen Mugabe, halkan waa dabaaldega sanadguuradii 28-aad ee xornimada Zimbabwe Bishii April, 16, 2008.
    Mugabe oo ku sugan xaflad qalinjabin ah November, 2017-ka maalmo kadib markii ciidanka awoodda la wareegeen.
    Mugabe oo ku sugan xaflad qalinjabin ah November, 2017-ka maalmo kadib markii ciidanka awoodda la wareegeen.
    Mugabe ayaa is casilay kadib mudaaharaadyo waaweyn oo looga soo horjeedo, iyo culees badan oo la saaray.
    Mugabe ayaa is casilay kadib mudaaharaadyo waaweyn oo looga soo horjeedo, iyo culees badan oo la saaray.
    Harare Mugabe Zimbabwe
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmajo oo Hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay ee Somaliland
    Next Article Xildhibaan ka tirsan Maamulka Hirshabeelle oo Gurigiisa la weeraray

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo