Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa hadalkii ugu cuslaa ka sheegay Qaranimada Soomaaliya kadib markii uu caddeeyay in dowladda Soomaaliya ay tahay tan kaliya e metesha Qaranimada Soomaaliya, isla markaana Itoobiya aanay wax faragelin ah ku sameyneynin Soomaaliya.
DAAWO: Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo hadalkii ugu cuslaa ka sheegay Qaranimada Soomaaliya
1 Min Read
Maqal & Muuqaal