Ra’iisal Wasaaraha Kanada Justin Trudeau iyo Xildhibaanka Baarlamaanka Kanada ka tirsan ee Ahmed Hussein ayaa hambalyo wadajir ah u soo diray shacabka Soomaaliyeed, taasoo ku aadan munaasabadda maalinta xoriyadda 1-da Luulyo
DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO XIISO LEH