Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Daawo Raqiis ah oo hadda la ogaaday inay badbaadin lahayd Bukaanadda Covid-19

    Daawo Raqiis ah oo hadda la ogaaday inay badbaadin lahayd Bukaanadda Covid-19

    June 16, 2020Updated:June 17, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Daawo hore loo isticmaali jiray muddo dheer ayaa la ogaaday inay badbaadin karto bukaanada cudurka Covid-19 ee naftooda halista ku jirta, kadib baaritaan laga sameeyay dalka Ingiriiska.

    Daawadan oo lagu magacaabo ‘Dexamethasone’ ayaa si weyn looga gartay inay badbaadin karo inta badan bukaanada Cudurka Coronavirus uu soo ritay, siiba kuwa xaalada adag ku jira ee neefsashadu ku adag tahay, waxaana tijaabadii la sameeyay ay ahayd mid rajo fiican leh.

    Daawada ‘Dexamethasone’ ayaa ah mid qiimaheedu jaban yahay oo meel kasta laga heli karo, waxayna si weyn u kaalmeyn kartaa dadka cudurka uu waxyeelay inay soo kabtaan ayna ka badbaadaan ina u dhintaan cudurka Corona.

    Waa tijaabadii ugu rajada fiicneyd dhammaan tijaabooyinkii lagu raadinayey Daawo hor istaagi karta cudurka Covid-19; iyadoo saynisyahannada caafimaadka ee UK ay sheegeen inay si buuxda u caawin karto 4/3 bukaannada xaaladahooda laga quustay ee ku neefsanaya qalabka loo yaqaanno ventilators-ka.

    Waxay sidoo kale sheegeen inay cudurka ka dili karto inta badan dadka uu ugu dhacay sida adag. Cilmi-baareyaasha ayaa sheegay in haddii dawadan la isticmaali lahaa markii ugu horreysay ee uu fayraska gaaray UK ay badbaadin kari lahayd nolosha dad gaaraya 5,000 oo cudurka geeriyooday.

    Tijaabada lagu sameeyay Daawadan oo ay fuliyeen hubaro ah oo ka tirsan Jaamacadda Oxford ayaa la siiyey ilaa 2,000 oo bukaannada isbitaallada ah oo la barbar dhigay 4,000 oo bukaan oo aan la siinin Dawada. Bukaannada uu ku xiran yahay qalabka neefsashada caawiya ee ventilators-ka waxay ka caawisay inay khatarta dhimashada ka yareyso 40%. Kuwa tuubada neefta Oxygen-ta lagu caawiyana waxay khatarta dhimashada ka yareysay 25% ilaa 20%.

    What is Dexamethasone? | What Is News,The Indian Express

    Barfasoor Peter Horby, oo ah madaxa kooxda baaritaanka wadday , ayaa yiri: “Tani waa dawada kaliya ee ilaa hadda la xaqiijiyay inay yareyn karto heerka dhimashada – si baaxad leh ayeyna hoos ugu dhigeysaa. Waa guul weyn oo la gaaray.

    Dawada dexamethasone waxaa tan iyo sanadihii 1960-meeyadii loo isticmaali jiray cudurro ay ka mid tahay neefta iyo qandhada darran, waxaana aad loogu ammaanay waxtarkeeda.

    Corona Virus Daawada Coronavirus Daawo Coronavirus Dexamethasone Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFAAHFAAHIN: Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda madaxa ka toogtay Oday Ganacsade Danyar ahaa
    Next Article Akhriso: Taariikh Nololeedka Danjire Marxuum Ciise Dheere: Odaygii Diblomaasiyiinta

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo