Kooxda Alshabaab ayaa baahisay filim ka hadlayaa dagaaladda dhab-galka ah ee ay ku qaadeen ciidamo ka tirsan AMISOM oo uu ka mid yahay Dagaalkii Golweyn ee bishii July.
Muuqaalka iyo sawirro muujnaya meydadka ciidamada AMISOM oo daadsan iyo gawaari al gubay, ayaa lagu arkayaa muuqaalka inkastoo aanay jirin cid xaqiijisay filimkan ugu danbeeyay.
Waxaa kaloo muuqaalada ku jira weerarro Alshabaab ku qaadeyso saldhigyada, difaacyada iyo gawaarida ciidamada dowladda Federaalka, siiba dagaal ka dhacay degaanka Goof-Gaduud ee Gobolka Bay.
DAAWO