Bannaanbax iyo taageero habeenimo ayaa caawa dadweynaha Muqdisho isugu soo baxeen wadooyinka caasimadda iyagoo taageeraya madaxweynaha la doortay ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Dibaxbaxyo kale ayaa ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, iyo magaalooyin ka mida Soomaaliya.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA MUQDISHO