Diyaaradii ugu hoeysay oo sida rakaab ayaa caawa soo caga dhigatay a garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho.
27 sano ah kadib ayay suuragashay in markii ugu horeysay ay caawa garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee Muqdisho kasoo degto diyaaradii ugu horeysay ee sida rakaab kadib markii ay dhowaan Dowladda Federaalka Soomaaliya shaacisay in adeegyadii uu ku shaqeyn lahaa xiliga habeenkii ah loo dhameystiray garoonka diyaaradaha Aadan Cade.