Magaalada Muqdisho ayaa si weyn maanta loogu soo dhoweeyay musharaxa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed  C/llaahi Farmaajo.
Dadweyne fara badan oo isaga yimid gobolka Banaadir ayaa dhoobtay wadadda ka timaada Garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaana si diiran u soo dhoweeyaan musharaxan oo taageero ku leh caasimadda.
DAAWO SAWIRRADA








Wadani.com